Daawo: Neymar, Marcelo, Silva iyo Alves Tartan Cajiib Ah Ku Dhex Qabsaday Qolka Labiska Xulka Qaranka Brazil Ayaa Laga Badiyay

0
Thursday August 31, 2017 - 13:48:28 in by Burco Office
  • Visits: 876
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Neymar, Marcelo, Silva iyo Alves Tartan Cajiib Ah Ku Dhex Qabsaday Qolka Labiska Xulka Qaranka Brazil Ayaa Laga Badiyay

    Xiddigaha xulka qaranka Brazil ee Neymar, Marcelo, Silva and Alves ayaa soo saaray qaab cusub oo loo ciyaaro kubada cagta taas oo ah mid miis lagu ciyaarayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddigaha xulka qaranka Brazil ee Neymar, Marcelo, Silva and Alves ayaa soo saaray qaab cusub oo loo ciyaaro kubada cagta taas oo ah mid miis lagu ciyaarayo.

Xiddigaha xulka qaranka Brazil ee Neymar, Marcelo, Silva and Alves ayaa soo saaray qaab cusub oo loo ciyaaro kubada cagta taas oo ah mid miis lagu ciyaarayo.

Alves iyo Neymar ayaa ahaa xiddigo isku jira halka Marcelo iyo Silva ay iyaguna isku jireen iyaga oo ku tartamayay kubadan miiska.

Xiddigaha Alves iyo Neymar ayaa ugu dambayntii guul ka gaaray xiddigaha Marcelo iyo Silva iyaga oo markii ay ka badiyeen ku hor dabaal degay