Raysal Wasaaraha Somaliya Iyo Dhigiisa Itoobiya Arimo Badan Khadka Taleefanka Kaga Wadda Hadlay

0
Tuesday September 05, 2017 - 19:56:12 in by Burco Office
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Somaliya Iyo Dhigiisa Itoobiya Arimo Badan Khadka Taleefanka Kaga Wadda Hadlay

    Raysal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa dhigiisa dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn kala hadlay sidii loo soo deyn lahaa maxaabiista Soomaaliyeed ee ku hadhsan xabsiyada dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa dhigiisa dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn kala hadlay sidii loo soo deyn lahaa maxaabiista Soomaaliyeed ee ku hadhsan xabsiyada dalkaasi.

Qoraal lagu baahiyay Wakaalada wararka Soomaaliyeed SONNA ayaa lagu sheegay in Raysal wasaaraha Soomaaliya uu khadka talleefoonka kula hadlay ra’iisul wasaaraha Itoobiya.


Hailemariam Desalegn ayaa la sheegay in uu aqbalayd codsiga uga yimid dhinaca Dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo muujiyay in dowladda Itoobiya ay diyaar u tahay is-garab
Labada Mas’uul ayaa waxaa ay si weyn uga wada hadleen ahmiyadda ay leedahay sidii ay xoriyadoodii dib ugu heli lahaayeen maxaabiista Soomaaliyeed oo wali ku jira xabsiyada dalkaasi Itoobiya.





taaga dowladda iyo shacabka Soomaaliya.

 

Maxaabiistan labada dowladood ay isku afgarteen siideyntooda ayaa waxaa ku jira Wariye Maxamed Aweys Muudey Boqorka Bartamaha oo shacabka Soomaaliya ay aad u garanayaan.