Booliska Dalka Ingiriiska Oo Soo Xidhay Laba Nin Oo Kale Oo Lala Xidhiidhinayo Weerarkii Magaalada London

0
Thursday September 21, 2017 - 09:47:52 in by Burco Office
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Dalka Ingiriiska Oo Soo Xidhay Laba Nin Oo Kale Oo Lala Xidhiidhinayo Weerarkii Magaalada London

    Booliska Dalka Ingiriiska Oo Soo Xidhay Laba Nin Oo Kale Oo Lala Xidhiidhinayo Weerarkii Magaalada London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Dalka Ingiriiska Oo Soo Xidhay Laba Nin Oo Kale Oo Lala Xidhiidhinayo Weerarkii Magaalada London

Booliska Britain ayaa sheegey in ay soo xidheen laba nin oo kale oo lala xidhiidhinaayo weerarkii bombaano ee toddobaadkii hore ka dhacay xarunta tareenada London, halkaasoo ay ku dhaaawacmeen 30 qof.

Masuuliyiinta Britain ayaa sheegey in dadka la xirey ay kala yihiin, nin 48 jir ah iyo mid kale oo 30 sano jir ah, kuwaasoo ku noolaa magaalada Newport, ee gobolka Wales. Isla halkaasna, waxa ay boolisku shaley ka soo xireen nin kale waxaana baaritaanno ilaa shaley lagu hayey goobihii ay degenaayeen raggan maanta la soo qabtey.

Boolsika London ayaa war qoraal ah ku sheegey in raggan loo heysto in ay lug ku lahaayeen weerarkii bombaano.

Isu geyn, 5 rag ah ayaa ilaa iyo hadda loo qabtey qaraxii toddobaadkii hore.