Kulanka Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda WADDANI iyo Xoghayaha Soomaliya Ku Qaadteeen Dalka Hindiya+Sawiro

0
Thursday September 21, 2017 - 13:44:01 in by Burco Office
  • Visits: 799
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulanka Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda WADDANI iyo Xoghayaha Soomaliya Ku Qaadteeen Dalka Hindiya+Sawiro

    Kulanka Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda WADDANI iyo Xoghayaha Soomaliya Ku Qaadteeen Dalka Hindiya+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda WADDANI iyo Xoghayaha Soomaliya Ku Qaadteeen Dalka Hindiya+Sawiro

Kulanka Guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda WADDANI iyo Xoghayaha Soomaliya muxuu yahay ?

Caydaruus Yuusuf Sugulle oo ah sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibada ee Somaliya kana soo shaqeeyay safaaradda Soomaliya ee hindiya oo uu ka ahaa xoghaye haddana loo dalacsiiyay qusul.

Caydaruus wuxuu muddo ahaa Xoghayayaasha Wasaaradda Arrimaha debeda ee Somaliya gaar ahaan xarunta Muqdisho.

Sawirka Koowaad : Waa Caydaruus oo la kulansan Guddoomiyaha Garabka dhalinyarrada ee WADDANI Maxamed Siddiiq dhamme.

Sawirka Labaad : Waa Caydaruus oo la sawiran Wasiirka Dastuurka Soomaliya Cabdi Xoosh , Wasiirul dowladah Arrima debedda Cabdiqaadir Axmed , Wasiir ku xigeenka Gargaar Xil. Cilmi Caynaanshe iyo Masuul kale.

Sawirka Saddexaaad waa caydaruus oo ka qayb galaya Shir uu ku metelayo Soomaliya . sawirka afraad oo ah Caydaruus oo ku sugan Barxada hore ee Wasaaradda arrimaha debeda ee Somaliya.

Sawirka Afraad : Waa Caydaruus oo Xafiiska Raysul Wasaaraha Soomaliya kula Kulmaya Ra'iisul Wasaaraha Soomaliya.

Hadaba Su'aasha isweydiinta leh ayaa ah Waxyaabaha ay ka wada hadli karaan guddoomiyaha Garabka Dhalinyaradda ee WADDANIMaxamed Siddiiq Dhammeiyo Sarkaalkaasi ?.