Gudoomiyaha Kulmiye Oo Magacaabay Guddida Diyaariyinta Iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye

0
Friday October 06, 2017 - 11:41:13 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Kulmiye Oo Magacaabay Guddida Diyaariyinta Iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye

    Hargeysa(AFKA);Gudoomiyaha Kulmiye Oo Magacaabay Guddida Diyaariyinta Iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Gudoomiyaha Kulmiye Oo Magacaabay Guddida Diyaariyinta Iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga Kulmiye

Ku: Cabdicasiis Maxamed Samaale =Hargeisa =

Ku:Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan=Hargeisa =

Ku: Cabdikariim Axmed Maxamed =Hargeisa =

Ku: Ibraahim Daahir Dubad =Hargeisa =

Ku: Axmed Muumin Seed =Hargiesa =

Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE = Hargeisa =

Ujeeddo:Magacaabista Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE.

Xisbiga KULMIYE isaga oo aqoonsan


muhiimadda ay Muraaqibiinta Xisbigu u leeyihiin hufnaanta Doorashada Madaxtooyada ee soo socota, waxa uu magacaabayGuddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE. Xubnaha Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE waxa ay kala yihiin: 

 


2.
Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan – Guddoomiye Ku Xigeen1.Cabdicasiis Maxamed Samaale - Guddoomiye

3.Cabdikariim Axmed Maxamed

4.Ibraahim Daahir Dubad

5.Axmed Muumin Seed

 

Guddidani waxa ay masuul ka yihiin diyaarinta, tababarka iyo maamulka muraaqibiinta iyo goob-joogayaasha Xisbiga KULMIYE. Waxa kale oo ay masuul ka yihiin adeegsiga farsamada cariga ah ee IT-ga iyo xog ururinta (Data Collection).

 

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE