Qalinta jabinta jaamacada Golis Oo Si Balaadhan looga Dareemaayo Magaalada Burco

0
Monday October 09, 2017 - 00:08:10 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 1832
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qalinta jabinta jaamacada Golis Oo Si Balaadhan looga Dareemaayo Magaalada Burco

    Iyadoo mudooyinii ugu dambeeyey jaamacadaha magaalada burco ay ka baxayeen arday Qalin Jabisey Hada Maalinta Khamiista ah ee todibaadkan Gudihiisa Waxa Ardaydii Ugu Badneed Ee Jaamacadaha Gudaha Burco ku yaala ay ka qalin jabinayaan Jaamacada Golis F

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo mudooyinii ugu dambeeyey jaamacadaha magaalada burco ay ka baxayeen arday Qalin Jabisey Hada Maalinta Khamiista ah ee todibaadkan Gudihiisa Waxa Ardaydii Ugu Badneed Ee Jaamacadaha Gudaha Burco ku yaala ay ka qalin jabinayaan Jaamacada Golis Fareeda Magaalada Burco


Waxaana ardayda qalinjibieysa laga dareemay diyaar garowgooda gudaha magaalada burco kuwaasi oo goobaha ganacsiga dhaqdhaqaaq xoogan ku soo kordhiyey islamarkaas laga dareemay

Cabdilaahi cabdi muuse oo kamida arday sanadkan ka baxaysa ama ka qalin jabinaay jaamacada golis ayaa kulan kulan mar aan booqaney qaybta caafimaad ee jaamacada golis faraceeda burco Waxaana Nooga Waray SIda Ay Arday Ugu Diyaar garoowayaan qalin jabinta maalinta khamiista ah waxaanu yidhi sidan "waxaan la soconaa iney arday tiro badan ka baxayaan jaaamacda golis faraceeda burco sanadkan kuwas oo ka qalin jabinaaya kuliyada kale duwan ee jaamacadau ka kooban tahay ,arday sanadkan ka baxaysaa waxyaabo kale duwan baya kaga duwan yihiin ardaydii sanadkii hore ka baxday ,sanadkan waxa ardaydu ku qalin jabin doona dhismaha ay leeahay jaamacadu taasina waxay noo tahay farxada aan dheer sanahay ardaydii hore ee ka qalin jabisey jaaamacada ,waxaan halkan hambalyo ugu dirayaa maamulka jaamacada golis oo aan mudo sadex sano ah aan wax ka soo baranaayey "Yuu Yidhi Cabdilaahi cabdi muuse

 

Sidoo kale waxa uu cabdilaahi cabdi muuse ugu baaqay arday sanadkan ka soo baxay dugsiyada sare ee magaalada burco iney jaamacada golis soo galaan waxaanu yidhi sidan "arday sanadkan kasoo baxday dugsiyada sare ee magaalada waxaan ugu baaqayaa iney ku soo biiran jaamacada golis ee maagalada burco taasi waxaan sidaas u leeyahay waa jaamacada rugniyada aasatay oo ah jaamacada waxbarashadeeda lagu kalsoonyaahan oo ay hogaaminayaa khamiiro kale duwan islmarkaas waxa barasho tayo leh bixinayaaā€¯ayuu idhi cabdilaahu cabdi muuse

Hada jaamacda golis fareecada magaalda burco ayaa ah mid marba marka ka dambeesa horumar balaadhan ku sii talaabsaneysay mudooyinkii ugu dambeeyey oo hada jaamacadu ay leehaay dhismo balaadhan oo ay wax ku bartaan arday caafimadku islmaraasna ka biseyney goob jawigeedu ku haboonyaha waxbarashada

Qalinjiabinta jaamacada galiso fareeada burco ayaa noqonaya jaamacada ugu tirade badneed ee ay Qlainjabinaayeen Arday Ugu Badan Ee baxaday jaamacada ku yaalada gudaha magaalada burco


Cabdirisaaq Cabdilahai Aadan (Koronto)

Burco/Office

Koronto935@gmail.com