Murashaxa X.WADDANI Dr.Cabdiraxmaan CIRRO Oo Bedka Soo Dhigey Musuq-maasuqa Xukuumadda KULMIYE

0
Tuesday October 17, 2017 - 20:04:38 in by Hargeysa Office
  • Visits: 615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murashaxa X.WADDANI Dr.Cabdiraxmaan CIRRO Oo Bedka Soo Dhigey Musuq-maasuqa Xukuumadda KULMIYE

    Murashaxa X.WADDANI Dr.Cabdiraxmaan CIRRO Oo Bedka Soo Dhigey Musuq-maasuqa Xukuumadda KULMIYE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murashaxa X.WADDANI Dr.Cabdiraxmaan CIRRO Oo Bedka Soo Dhigey Musuq-maasuqa Xukuumadda KULMIYE Hargeysa-(Caalami-News)-Musaharraxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan CIRRO ayaa eedo culus ku u jeediyey xukuumadda KULMIYE,waxaana uu soo bandihgey musuq-maasuqa baahsan ee ay ku kacdey xukuumadda KULMIYE muddadii ay xukunka haysey.



Musaharraxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan CIRRO ayaa hadalkan ka jeediyey xaflad ay u sameeyeen taageerayaal xisbigaasi maanta ku soo biirey.