Daawo: Murashaxa Xisbiga WADDANI Md Cirro oo Codkiisa Dhiibtay kana Hadlay Qaabka ay ku bilaabantaya Codayntu

0
Monday November 13, 2017 - 12:21:14 in by salman abdi
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Murashaxa Xisbiga WADDANI Md Cirro oo Codkiisa Dhiibtay kana Hadlay Qaabka ay ku bilaabantaya Codayntu

    Goobaha codbixinta guud ahaan dalka Somaliland ayaa la sheegay inay si habsami ah uga socoto doorashada madaxtooyadu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goobaha codbixinta guud ahaan dalka Somaliland ayaa la sheegay inay si habsami ah uga socoto doorashada madaxtooyadu.


Musharraxa Madaxweynaha ee WADDANI, Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi Cirro, ayaa codkiisa ka dhiibtay xarrunta Hay’adda shaqaalaha dowladda ee magaalada Hargeysa.