Raysal Wasaaraha Lubnaan Oo Ka Laabtay Is-casilaadii Uu Ku Dhawaaqay Labo Toddobaad Ka Hor.

0
Thursday November 23, 2017 - 10:22:16 in by salman abdi
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Lubnaan Oo Ka Laabtay Is-casilaadii Uu Ku Dhawaaqay Labo Toddobaad Ka Hor.

    Ra'iisulwasaaraha Lubnaan Sacad Xariiri ayaa si ku meelgaar ah uga laabtay is casilaaddiisii layaabka lahayd ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisulwasaaraha Lubnaan Sacad Xariiri ayaa si ku meelgaar ah uga laabtay is casilaaddiisii layaabka lahayd ee

uu ku dhawaaqay isaga oo ku sugan Sacuudi Carabiya labo toddobaad ka hor.

Hariri ayaa sheegay in uu is casilaaddiisa u gudbiyay madaxweyne Michel Aoun, balse "la waydiistay in uu u kaadiyo inta tashi dheeri ah laga samaynayoā€¯.

Labada nin ayaa wadahadal yeeshay maalin ka dib markii uu Xariiri dalkaas ku laabtay.

Aoun ayaa ku adkaystay in laga yaabo in lagu cadaadiyay Hariri iscasilaadda.