Inka Badan Boqol Kun Oo Qof Suuriyan Ah Ayaa La Ildaran Macaluul Baahsan Oo Ka Jirta dalka Suuriya

0
Friday December 01, 2017 - 10:37:47 in by Burco Office
  • Visits: 454
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inka Badan Boqol Kun Oo Qof Suuriyan Ah Ayaa La Ildaran Macaluul Baahsan Oo Ka Jirta dalka Suuriya

    Inka Badan Boqol Kun Oo Qof Suuriyan Ah Ayaa La Ildaran Macaluul Baahsan Oo Ka Jirta dalka Suuriya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inka Badan Boqol Kun Oo Qof Suuriyan Ah Ayaa La Ildaran Macaluul Baahsan Oo Ka Jirta dalka Suuriya

Shaqaalaha gargaarka ee dalka Suuriya ayaa sheegaya in dad gaaraya shan boqol oo qof oo dalkaasi ku nool ay u baahan yihiin dawo degdeg ah.

Dadkan ayaa la sheegayaa in ku nool yihiin deegaan ku yaalla duleedka magaaladda Dimishiq.

Deegaankan ayaa mid go'doonsan oo meel walba laga xirray.

Jan Egeland oo Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa sheegaya in aysan jirrin hal qof oo magaaladaasi ka baxay labadii bilood ee la soo dhaafay.

Waxaana jirra sagaal qof oo dhintay oo ka mid ah kuwo sugayay ruqsad ay magaaladaasi uga soo baxaan.

Tiro dad ah ayaa ku dhintay dagaalo dhowaanta magaaladda ka dhacay deegaanadaasi.

Waxaana magaaladaasi Ghouta hareereeyey ciidanka dowladda Suuriya.

Waxaa jirta xabadjoojin ka dhaqangeli doonta halkaasi. Cuntada ayaa go'day waxaana jirta dhimasho iyo macaluul la soo sheegayo