Zimbabwe:-(afkashacabka) Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ku dhawaaqay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadiisa kadib markii todobaadkii hore loo dhaariyay Madaxweynaha dalka Zimbabwe.

0
Saturday December 02, 2017 - 14:38:45 in by Burco Office
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zimbabwe:-(afkashacabka) Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ku dhawaaqay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadiisa kadib markii todobaadkii hore loo dhaariyay Madaxweynaha dalka Zimbabwe.

    Zimbabwe:-(afkashacabka) Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ku dhawaaqay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadiisa kadib markii todobaadkii hore loo dhaariyay Madaxweynaha dalka Zimbabwe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sorry: It seems that you don't have flash PlayerGet the Flash Player hereWith out flash Player you cannot watch our videos.

Zimbabwe:-(afkashacabka) Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa ku dhawaaqay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadiisa kadib markii todobaadkii hore loo dhaariyay Madaxweynaha dalka Zimbabwe.

magacaabay Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe ayaa waxaa jagooyin sar sare laga siiyaay saraakiil katirsanayd Ciidamada Militariga Dalkaasi oo awaadii ka qaaday madaxweynihii hore Robert Mogabe.

Wasirka Arrimaha Dibadda ee cusub ee dalka Zimbabwe ayaa loo magacaabay Sibusiso Moyo, waana janaraalkii laba todobaad ka hor sida la yaabka lahayd telefishinka dalkaasi uga dhawaaqay in awooda dalkaasi ay ciidamada la wareegeen.

Waxaa uu sido kale magacaabay Mr Mnangagwa ilaa 6 wasiir ku xigeeno oo dhamaantoodi ku cusub liiska dowladda dalkaasi. Perence Shiri oo horey u ahaa Madaxii ciidamada cirka ayaa loo magacaabay wasiirka dhulka iyo beerarha dowladda csusub ee manangagwe.

Waxaa uu caan ku ahaa oo uu hogaaminayay howlgalkii ka dhacay goobt lagu magacaabo Matabelelandin horraantii 1980 kaasi oo ay ku dhinteen dad lagu qiyaasay 20 kun oo rayid ah .

Mr Tendai Biti oo kamid ah dadka dhaliila dowladda ayaa sheegay in waqtigii dabaaldaga uu dhamaaday,isagoo intaa ku daray in si sahlan ay u rajaynayeen isbadal taasi oo muujinaysa ayuu yiri sida aan u qaldanayn.

Emmirson Mnangagwa ayaa dhawaan loo dhaariyay xilka madaxweynaha Zimbabwe kadib markii xilka uu ka degay Mr Robert Mogabe oo muddo 37 sano ah soo maamulayay dalkaasi.