MADAXWEYNAHA XILKA KA SII DAGAYA AXMED SIILANYO OO DALACSIIYEY TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA SOMALILAND.

0
Saturday December 02, 2017 - 16:02:27 in by Burco Office
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNAHA XILKA KA SII DAGAYA AXMED SIILANYO OO DALACSIIYEY TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA SOMALILAND.

    MADAXWEYNAHA XILKA KA SII DAGAYA AXMED SIILANYO OO DALACSIIYEY TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA SOMALILAND.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA XILKA KA SII DAGAYA AXMED SIILANYO OO DALACSIIYEY TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA SOMALILAND.
Madaxweynaha Xilka Ka Sii Dagaya Axmed Siilanyo Oo Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland.

 

Madaxweynaha Xilka ka sii dagaya ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaataliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan dallacsiiyay, Taliyaha oo hore u ahaa sarreeye guuto ayaa haatan laga dhigay Darajada Sarreeye Gaas.

Sarreeye Gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan oo Muddo soo hoggaaminayay ciidamada booliska ayaa la rumaysan yahay in uu shaqo wanaaggiisa ku mutaystay dallacsiinta la gaadhsiiyay darajada u saraysa ee Ciidamada Somaliland.

 

Muddada uu hayay hoggaanka booliska Ayaan laga dareemin dhalliilo shaqo iyo cabasho dhanka ciidanka ah Iyo Haday Noqto Dhinaca Dadwaynahaba .

 

Taliye Fadal Ayeey Ciidamadu Ku Tilmaamaan In Uu Yahay Taliyihii Ugu Fiicnaa Ee Soo Mara Ciidamada Marka la Eego Hogaaminta Ciidanka Iyo Habdhaqankiisaba .