Muranka Ka Dhan Ah Magaalada Qudus oo sii kordhay Iyo Sida Loo Kala Qabsan Yahay.

0
Tuesday December 05, 2017 - 09:52:54 in by Burco Office
  • Visits: 527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muranka Ka Dhan Ah Magaalada Qudus oo sii kordhay Iyo Sida Loo Kala Qabsan Yahay.

    Muranka Ka Dhan Ah Magaalada Qudus oo sii kordhay Iyo Sida Loo Kala Qabsan Yahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muranka Ka Dhan Ah Magaalada Qudus oo sii kordhay Iyo Sida Loo Kala Qabsan Yahay.

Madaxweynaha Faransiiska ayaa walaac ka muujiyay damaca madaxweyne Donald Trump uu ku doonayo inuu caasimad ugu aqoonsado Magaaladda Qudus.

Madaxweyne Macron waxuu yiri 'Go'aanka noocaasi ah waa inuu ku yimaado wadaxaajood dhexmara Falastiin iyo Isra'iil'

Waxaa sidoo kale jirray walaac ay muujiyeen wadamo carab ah oo ka walwalsan amuurtani iyada ah.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Donald Trump uu doonaya inuu isbuucan ku dhawaaqo in Qudus uu caasimad u aqoonsaday.

Labada dhinac ee Isra'iil iyo Falastiin mid walba waxa uu caasimadiisa u aqoonsan yahay inay Qudus tahay.

War ka soo baxay aqalka cad ayaa lagu sheegay in madaxweynaha go'aankan uu horay u sheegay oo kaliya la sugayo uun xiliga lagu dhawaaqayo.

Aqoonsiga magaalada Qudus ayaa sal u ah mishkilada Israa'iil iyo Falastiin u dhaxaysa. Waxaana arrinkani taageeraya carabta oo dhan iyo wadamada islaamka ee aduunka.

Qudus waa Magaalo diimo badan ay ixtiraamaan sida.Judaism,Islaamka iyo Kirishtaankaba gaar ahaan bariga magaaladaasi.