War Deg Deg Ah:-Culimadda Masar Oo Diiday In Ay La Kulmaan Madaxweyne Ku Xigeenka Maraykanka

0
Saturday December 09, 2017 - 00:00:43 in by salman abdi
  • Visits: 931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Culimadda Masar Oo Diiday In Ay La Kulmaan Madaxweyne Ku Xigeenka Maraykanka

    Culimaa'udiinka Dalka Masar ayaa ganafka ku dhuftay in ay la kulmaan madaxweyne Ku Xigeenka Dalka MaraykankaMike Pence, Ka dib markii uu Madaxweyne Trump Magaaladda Qudus U Aqoonsaday Caasimadda Isreal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Culimaa'udiinka Dalka Masar ayaa ganafka ku dhuftay in ay la kulmaan madaxweyne Ku Xigeenka Dalka MaraykankaMike Pence, Ka dib markii uu Madaxweyne Trump Magaaladda Qudus U Aqoonsaday Caasimadda Isreal.



Kulankan oo uu qorshuhu ahaa in uu dhaco bishan aynu ku jirno ee December 20 keeda ayaa waxa lagu war geliyay madaxweyne ku xigeenka in aanu dhacaynin.

 

waxa ay culimadani xuseen in arrinta qudus ay tahay lama taabtaan, isla markaana waxa ay ku taliyeen in uu Trump dib uga laabto go’aankaasi..

dunida Muslimka iyo dalal kala duwan oo caalamka ah ayay Af kala qaad ku noqotay go’aanka Trump