Daawo Muqaal:Masuul Sare Oo Ka Tirsan UN-ta Oo La Ilmaynaya Xasuuqa Ba'an Ee Yuhuudu Ku Hayso Ubadka Yar-Yar Ee Reer Falastiin

0
Friday August 01, 2014 - 10:48:39 in by salman abdi
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaal:Masuul Sare Oo Ka Tirsan UN-ta Oo La Ilmaynaya Xasuuqa Ba'an Ee Yuhuudu Ku Hayso Ubadka Yar-Yar Ee Reer Falastiin

    Afhayeenka xafiiska isku duba ridka gargaarka United Nations Relief and Works Agency for Palestine Refugees in the Near East, ayaa ka maroora dilaacay xasuuqa ba'an ee Yuhuudu ku hayso caruurta yar yar ee reer Falastiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka xafiiska isku duba ridka gargaarka United Nations Relief and Works Agency for Palestine Refugees in the Near East, ayaa ka maroora dilaacay xasuuqa ba'an ee Yuhuudu ku hayso caruurta yar yar ee reer Falastiin.

Masuulkan oo lagu magacaabo Christopher Gunness ayaa waraysi uu siinayay Tv-figa Al-Jazeera ka dhex ooyay oo ilmadu ka qubatay, isagoo ka tiiraanyaysan ubadka yar yar ee Yuhuudu gumaadayso ee beesha Caalamkuna ugu sacabinayso.

Masuulkan ayaa sheegay in xafiisyada Un-ta la garaacayo, caruur iyo maati aan waxba galabsan la gumaadayo, shaqaalihii Un-tuna ku dhimanayaan, xaguu ku dhamaanayaa xasuuqani.



                  Contact@afkashacabka.com