Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya Iyo Arimaha Uu Ka Hadali Doono+ Waxa Ay Yihiin.

0
Saturday December 16, 2017 - 10:11:34 in by Burco Office
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya Iyo Arimaha Uu Ka Hadali Doono+ Waxa Ay Yihiin.

    Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya Iyo Arimaha Uu Ka Hadali Doono+ Waxa Ay Yihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya Iyo Arimaha Uu Ka Hadali Doono+ Waxa Ay Yihiin.

Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa maanta dalka dib ugu soo laabanaya kadib safar ugu baxay dalka Kenya gaar ahaana magaalada Nairobi.


Dr. Cabdiraxmaan Cirro murrasaxii xisbiga WADDANI ayaa lagu wadaa inuu galabta galinka danbe kasoo dago garoonka diyaaradaha ee Cigaal, waxaana soo dhawaynta murrashax Dr Cabdiraxmaan Ciro shalay ilaa saaka laga dareemayaa gudaha caasimada Hargeysa.
Murrashax dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa la filayaa inuu warbaahinta la hadlo kana hadlo xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Muuse Biixi Cabdi.
Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka qayb galin xafladii caleemo saarka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Murrashaxa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa la filayaa in uu ka hadlo arrimo dhawr oo ay ka mid tahay sababta uu xisbigiisu uga baaqday ka qayb-galka xafladii caleemo saarka Madaxweyne Muuse Biixi