Daawo :-" Laascaanood Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi Doonaa .." Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Hanjabey

0
Tuesday January 16, 2018 - 13:35:12 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo :-" Laascaanood Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi Doonaa .." Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Hanjabey

    Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore oo maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka mid ah warbaahinta waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqata uu hawda u mariyey maamulka Puntland .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore oo maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka mid ah warbaahinta waxaa uu hadalo hanjabaad u muuqata uu hawda u mariyey maamulka Puntland .


Wasiirkan oo ka soo jeeda gobalada bariga Somaliland ayaa waxaa uu maamulka Garoowe ugu hanjabey hadii ay joojin wayaan waxay wadaan in Garoowe iyo Laascaanood mid uun laga qaxi doono , isla markaana Somaliland ay diyaar u tahay in ay isdifaacdo