Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoyda Ee Maanta Oo Axad Ah Loogu Hadal-Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkaan Ka Aqriso Liiska Oo Dhameystiran.

0
Sunday January 28, 2018 - 17:05:34 in by salman abdi
  • Visits: 2070
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoyda Ee Maanta Oo Axad Ah Loogu Hadal-Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkaan Ka Aqriso Liiska Oo Dhameystiran.

    Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoyda Ee Maanta Oo Axad Ah Loogu Hadal-Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkaan Ka Aqriso Liiska Oo Dhameystiran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoyda Ee Maanta Oo Axad Ah Loogu Hadal-Heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkaan Ka Aqriso Liiska Oo Dhameystiran.

Football Whispersoo ah shabakada ugu horaysa dhinaca saadaalinta suuqa kala iibisaga ayaa qiimayn khaas ah ku samaysa wararka ciyaartoyda sida wayn loogaga hadlo suuqa kala iibsiga, waxayna si joogto ah u soo gudbisaa hadba ciyaartoyda loogu hadal haynta badan yahay suuqa kala iibsaga iyo kooxaha doonaya ee lala xiriirinayo.

QiimayntaFootball Whispersee suuqa kala iibisaga waxaa ugu sareysa 5 oo ah xiddig sida ugu weyn loo hadal hayo waxaynaSky SportsiyoFootball Whispersay iska kaashadaan in ay hadba soo saaraan ciyaartoyda suuqa kala iibsiga sida wayn looga hadal hayo iyo qiimaynta oo la socota. Haddaba Shabakada Laacib.net ayaa halkan idiinku soo gudbinaysa tobankii ciyaartoy ee saaka suuqa inta ugu badan looga hadlay.


Abdul Rahman Baba ayaa qarka u saaran inuu ku biiro kooxda Schalke 04, balse sidoo kale Chris Martin ayaa isna ku dhaw inuu ku biiro Sunderland, wuxuuna qeyb ka yahay qorshaha ay kooxda ku dooneyso iney heerka koowaad dib ugu soo laabato.

Xidiga reer France Aymeric Laporte ayaa la filayaa inuu isniinta caafimaadk u maro Manchester City, iyadoo ku qaadan doonta aduun dhan 57 Malyan oo Pound, daafaca labaad ee ugu qaalisan dunida ayuu noqon doonaa kadib Virgil van Dijk kaas oo 75 Malyan oo Pound ku yimid garoonka Anfield Road.

Dhanka kale Lucas Moura ayaa ku dhaw inuu ku biiro Tottenham Hotspur, labada kooxood waxaa suuragal ah iney ku heshiiyaan aduun dhan 22 Malyan oo Pound, sidoo kale Edin Dzeko iyo Aleix Vidal ayaa lala xiriirinayaa Inter Milan & Chelsea.

Haddaba akhriste halkan kaga bogo dhamaan tobanbka ciyaartoy ee saaka suuqa kala iibsiga ugu qiimaynta sareeya, kooxaha lala xiriirinayo iyo waliba qiimaynta suurtogalnimada ay kooxahan ugu biiri karaan oo dhamaystiran: