Wararkii ugu danbeeyay Qarax xalay ka dhacay guri ku yaala magaalada Muqdisho Iyo Khasaraga Ka Dhashay.

0
Monday February 05, 2018 - 10:36:33 in by salman abdi
  • Visits: 554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu danbeeyay Qarax xalay ka dhacay guri ku yaala magaalada Muqdisho Iyo Khasaraga Ka Dhashay.

    Wararkii ugu danbeeyay Qarax xalay ka dhacay guri ku yaala magaalada Muqdisho Iyo Khasaraga Ka Dhashay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkii ugu danbeeyay Qarax xalay ka dhacay guri ku yaala magaalada Muqdisho Iyo Khasaraga Ka Dhashay.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xalay ka dhex dhacay Guri ku yaalla xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile gobolka Banaadir, sida ay inoo sheegeen saraakiisha laamaha ammaanka.

Afhayeenka ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed Cabdullaahi Iimaan ayaa sheegay in ciidamada ay xaqiiijiyeen in Qaraxaasi ay ku dhinteen labo qof oo ka mid ahaa kuwii Qaraxa farsameeynayay.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in Qaraxa ay ku dhinteen xubno ka tirsan Al-shabaab oo kaliya.

Ciidamada ammaanka dowladda federaalka oo wata gaadiidka dagaalka oo ku sugnaa goobta uu qaraxa ka dhacayayaa gaaray halkaasi, waxayna xarumaha baaritsta u qaadeen dadkii ku waxyleelobay qaraxaasi.

Sidoo kale ciidamada ayaa la wareegay guriga uu qaraxa ka dhacay, waxayna arrintan cabsi iyo wal ku abuurtay dadka degaanka, shacabka degan xaafadaasi ayaa guryahooda goor hore oo xalay ah ku xarooday, maadaama ciidamada ay wadaan baaritaano.