Wasirka Maalgashiga Somaliland Oo Ka Hadlay UJeedad Booqasho Uu Ku Tagay UAE

0
Thursday February 08, 2018 - 09:32:20 in by salman abdi
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasirka Maalgashiga Somaliland Oo Ka Hadlay UJeedad Booqasho Uu Ku Tagay UAE

    Wasirka Maalgashiga Somaliland Oo Ka Hadlay UJeedad Booqasho Uu Ku Tagay UAE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasirka Maalgashiga Somaliland Oo Ka Hadlay UJeedad Booqasho Uu Ku Tagay UAE

Wasiirka Maalgashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Md.Maxamed Axmed Maxamuud (Cawad), ayaa booqasho shaqo ku jooga dalka Imaaraadka carabta, waxaanu socdaalkiisu ku wajahan yahay inuu kasbado shirkado maalgashada Somaliland.


"Markii aanu ololaha ku jirnay waxaanu balan-qaadnay inaanu dhaqaalaha Somaliland kobcino isla markaana horumarino adeegyada caafimaadka iyo waxbarashada,”ayuu yidhi Wasiirka maalgashigu, waxaanu intaas raaciyey "Waxase aanu nahay dalka xaggaSiday baahisaythenationaloo ka mid ah warbaahinta imaaraadka carabtaAyaa Afkashacabka soo xigatay warkan xalay, wasiirka maalgashiga oo booqasho ku jooga magaalada Dubia ayaa raadinaya siduu maalgelin ugu heli lahaa tamarta iyo wax-soosaarka beeraha, iyadoo Somaliland cuntada kala soo degta dibadda 80-90%.

tamarta ugu qaalisan adduunka oo dhan, markay la eego tamarta la cusboonaysiin karo sida qoraxda iyo dabaysha oo awood weyn leh.”

 

Wasiirku wuxuu intaas ku daray inay u yimaadaan shirkado laga leeyahay bariga dhexe iyo dalka China oo danaynaya sidii ay maalgashan lahaayeen Somaliland.

Waxa kaloothenationalka warrantay in Somaliland maalgashi weyn ka heshay Imaaraadka carabta oo shirkadda DP World ay heshiis lagu horumarinayo marsada Berbera la saxeexatay iyo heshiis kale oo UAE ay saldhig millatari kaga furanayso Berbera.