Ninkii 5 Ta Soomaaaliyeed Oo Dhan Ugu Damiir Iyo Bini'idaanimo Fiicnaaaaa + Arimaha Sababay.

0
Monday February 12, 2018 - 10:24:51 in by salman abdi
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ninkii 5 Ta Soomaaaliyeed Oo Dhan Ugu Damiir Iyo Bini'idaanimo Fiicnaaaaa + Arimaha Sababay.

    Ninkii 5 Ta Soomaaaliyeed Oo Dhan Ugu Damiir Iyo Bini'idaanimo Fiicnaaaaa + Arimaha Sababay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ninkii 5 Ta Soomaaaliyeed Oo Dhan Ugu Damiir Iyo Bini'idaanimo Fiicnaaaaa + Arimaha Sababay.

Waa Duuliye Sare Colonel Axmed Muxumed Xasan "Axmed Dheere" Oo Waa Duuliyihii Diiday Amarkii La Siiyay Ee Daarnaaa Duqeynta Iyo Burburinta Magaalada Hargeysa Iyo Dadkeedii Ku Dhex Noolaaba Waqigaaas 1988 Kii Hargeysa.

Mar Kaliya Ayuu Hawada Sare Joog Fogaan Ah Miigii Uu Waday Ku Ganay , Lana Dhex Jibaaxay, Jabuuti Markuu Gaadhay Ayuu Parking Ka Diyaaradaha Iska Dhigay Miigii Kiiyooo Leh "Waleee Inaanayn Garashadayda , Damiirkayga , Iyo Diinta Aan Aaminsanahayba Ifarayn Inaan Ku Gumaado Gacantayda Shacab Iyo Hanti Lagu Tabcayay Qarniyaal Badan Oo Waxay Ii Geysteen Jirin"..

Duuliye Axmed Laba Jeer Oo Kala Duwan Buu Yimid Hargeysa Si Fiican Oo Heer Sare Ah Ayaana Loo soo Dhaweeyay Maamul , Madax Iyo Shacab-ba , Loo Marti Sooray , Loona Sharfay , Waanuu U Qalmay Taas Iyo Mid Kasareysaba...

Axmed Wuxuu Indhiihisa Ku Arkay Maalmahaas Hargeysadii Waqtigaas Loo Dirayay Baabi'inteeda Oo Maanta 10 Laab Jeer Ka Weyn Taas Hore , Kana Dad Badan , Kana Lacag Badan , Kana Daaro Iyo Fooqyo Badan ; Waanuu U Duceeyay ..

Madashii Lagu Sooryeeyay Maalmahaas Duuliye Axmed Waxaa Somaliland Oo Wadajirta Ay Ka Tirisay Tixdan Gaaban Ee Hore Loo Tirshay : 

✔Abaaal Bur Ah
✔Abaal Buur Ah
✔Abaal Buur Iyo Dheeraada
✔Ninba Kiisa Kaan Ugu Bedeli
✔Beeerka Ka Ogsooni.