Hargaysa:-Wasiir Ka Mida Wasiirada Xukumada Somaliland Oo Mushaharkiisi Ugu Deeqay Wado Isku Xidhaysa Jabuuti Iyo Awdal.

0
Friday February 23, 2018 - 12:55:24 in by salman abdi
  • Visits: 619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:-Wasiir Ka Mida Wasiirada Xukumada Somaliland Oo Mushaharkiisi Ugu Deeqay Wado Isku Xidhaysa Jabuuti Iyo Awdal.

    Hay'adda dhismaha wadooyinka ee gobolka Awdal ayaa si rasmi ah u shaacisay inay bilawday dhismaha waddo isku xidhaysa magaalada Boorama iyo Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda dhismaha wadooyinka ee gobolka Awdal ayaa si rasmi ah u shaacisay inay bilawday dhismaha waddo isku xidhaysa magaalada Boorama iyo Jabuuti.


Wasiiro ka tirsan xukuumada somaliland oo ka qayb galay munaasibadii lagu shaacinayey dhismaha waddadan ayaa soo dhaweeyey, waxaanay sameeyeen balanqaadyo kala duwan.”


Wasiir Axmed Muumin Seed oo ka hadlaya balanqaadkiisa ayaa waxa uu yidhi "Angi wasiir ahaan WaxaanWasiirka horu marinta beeraha somaliland Axmed Muumin Seed oo ka mid ahaa wasiiradii ka qayb galay munaasibadaas lagu daah furayey dhismaha waddada Boorama ilaa Jabuuti ayaa sheegay in mushaharkiisa hal bil uu ugu deeqayo dhismaha waddadaasi.

maanta balan qaadayaa inaan bixiyo mushaharkayga hal bil oo aan imika qoro jeega, bishaasi haydiin badnaato ama haydiin yaraato ee waa mushaharka aanu dawlada ka qaadano.”