Muqdisho: Dawlada Somaliya Oo Ka Hadashay Heshiiska Xukuumada Somaliland La Gashay Shirkada Dp World Ee Dekada Berbera.

0
Friday March 02, 2018 - 11:34:38 in by salman abdi
  • Visits: 661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho: Dawlada Somaliya Oo Ka Hadashay Heshiiska Xukuumada Somaliland La Gashay Shirkada Dp World Ee Dekada Berbera.

    Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay heshiiska dawlada Somaliland lagashay Shirkada Dp World ee laga leeyahay dalka imaaraadka carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Somaliya ayaa ka hadashay heshiiska dawlada Somaliland lagashay Shirkada Dp World ee laga leeyahay dalka imaaraadka carabta.


Heshiiskan ayaa 19% lasiiyay dalka Itoobiya, Halka Somaliland ay leedahay 30% shirkada Dp World ay leedahay 51%

Hadaba Dowladda Soomaaliya ayaa arrin sharci darro ah ku tilmaamtay heshiiska dekedda Berbera,kaddib bayaan ka soo baxay wasaaaradda Gaadiidka iyo Dekeddaha Somaliya

War-saxaafadeed ay Soo saartay xukuumada Somaliya oo ay kaga hadlayso heshiiskan ayaa uqoran sidan