Hargeisa:-"Faysal Cali Waraabe Lulihiisi Uu Dhameelka Laalush Ku Doonanjiray Maantana Ma Jabuuti Ayuu La Doontay". Cali Guray

0
Friday March 02, 2018 - 13:10:09 in by salman abdi
  • Visits: 604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeisa:-"Faysal Cali Waraabe Lulihiisi Uu Dhameelka Laalush Ku Doonanjiray Maantana Ma Jabuuti Ayuu La Doontay". Cali Guray

    Hargeisa:-"Faysal Cali Waraabe Lulihiisi Uu Dhameelka Laalush Ku Doonanjiray Maantana Ma Jabuuti Ayuu La Doontay". Cali Guray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa:-"Faysal Cali Waraabe Lulihiisi Uu Dhameelka Laalush Ku Doonanjiray Maantana Ma Jabuuti Ayuu La Doontay". Cali Guray

Cali Guray oo mar guddoomiye ku-xigeen saddexaad ka aha Xisbiga UCID ayaa ku eedeeyay Faysal Cali Waraabe inuu yahay nin ku nool laaluush. Sidaana wuxuu ku sheegay qoraal uu ku daahacay bartiisa Facebook-ga oo u dhignaa sidan.


"FAYSAL LULIHIISII JABUUTINA LA DOONTAY.

Ina Cali Waraabe yaa ku yidhi ama la qaba ama uu ku metili karaa Jabuuti hadii ay DP World eriday waxay wax yeeshay Somaliland oo aan difaacayay. Armay danta Somaliland sidan ku jirtaa sida aan aniguba u qabo waayo DP World waxa keliya ee u durani waa inay danayso Berbera in ka badan intii hore si Dekedda Berbera ay u gaadhsiiso heer ay si run ah ula tartami karto dekedaha kale ee gobolka. Taasina waxay ku kelifi kartaa in ay u badheedho maalgelin ka badan intii hore hadii kale waa laga adkaaday ayay noqonaysaa saamigii ay ku lahayd Dekedda Dooraale ee Jabuuti waxa laga yaabaa in Shiinuhu diyaar u yahay inu u celiyo ilayn Dooraale may lahayn ee dadkii lahaa baa ayuun baa la wareegaye.

Anigu dhacdadan waxan u arkaa fursad cusub oo Somaliland hadii ay garato wax u soo kordhin kara. Markaa Jabuuti sabab uu Ina Cali Waraabe afkiisa dheer ula galo Jabuuti isaga oo weliba iska dhigaya inu Somaliland hiil u yahay hadalkiisu wax anigu aan ka siisan karo maaha labada go’aanka Jabuuti ayaa hiil uga dhaw. Markaa Faysal lulihiisa wuu sitaa oo xisbi qaran oo dhan ayuu ka dhigtay lule uu kolba cidii uu kaga daadsan karo iyo geedkii dhaameel lehba uu isla hoos taago, laakiin markan mala madhan buu degay.
Dawladda Jabuuti iyada ayaa xaq u leh go’aamadeeda gaarka ah waxa masuul Somaliland ah adkiisa u geeyaana waa qalad laakiin Ina Cali Waraabi wuu dhaafay heer xaal laga bixiyo afkiisa markaa Jabuuti nabar gardarrro Alleh ha uga dhigo.”

Cali Guray