Iiibiya:-Mucaashaqiin wada tahriibay' Balse xaalku murugo ku soo dhamaaday?

0
Sunday March 04, 2018 - 07:16:37 in by salman abdi
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iiibiya:-Mucaashaqiin wada tahriibay' Balse xaalku murugo ku soo dhamaaday?

    Markan na sheeko la xidhiidha mucaashiqiin wada tahriibay. Wiil iyo Gabar isjeclaa oo wada tahriibay oo akhirkii mid baddu ku dhintay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markan na sheeko la xidhiidha mucaashiqiin wada tahriibay. Wiil iyo Gabar isjeclaa oo wada tahriibay oo akhirkii mid baddu ku dhintay.


Hadaba dhacdadani waa qiso ka sameeyay Abwaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ridwaan Iid Cabdi ayaa BBC-da uga warramaya qiso uu ka sameeyay wiil iyo gabadh reer Hargeysa ahaa oo aad isu jeclaa .

sida abwaanku sheegayo labadan iscalmaday xaga dhaqaalaha waa ay kala kala duwanayeen oo wiilku waxa uu ka soo jeeday qoys sabool ah halka inantu ka dhalatay qoys ladan. dhoofka oo ay aad u jeclayd gabadhu waxa ay keentay in aakhirkii ay go'aansadaan inay tahribaan .

Heesta uu Abwaan ka sameeyay qisadan ayaa waxa uu uga waramay wariye Cabdillah Jamac.