Gudaha:-Gadiidka Dawlada Ee Somaliland Ee Sida Gaarka Ah Loo Adeegsanayo Oo Habeenkii Suuqyada Lagu Arko Iyo Moganaanta Wasiirka Gaadiidka.

0
Saturday March 17, 2018 - 13:28:18 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:-Gadiidka Dawlada Ee Somaliland Ee Sida Gaarka Ah Loo Adeegsanayo Oo Habeenkii Suuqyada Lagu Arko Iyo Moganaanta Wasiirka Gaadiidka.

    Gudaha:-Gadiidka Dawlada Ee Somaliland Ee Sida Gaarka Ah Loo Adeegsanayo Oo Habeenkii Suuqyada Lagu Arko Iyo Moganaanta Wasiirka Gaadiidka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:-Gadiidka Dawlada Ee Somaliland Ee Sida Gaarka Ah Loo Adeegsanayo Oo Habeenkii Suuqyada Lagu Arko Iyo Moganaanta Wasiirka Gaadiidka.

Degmooyinka Iyo Gobollada Somaliland Waxa Habeen Kasta Iyo Xiliyadda Laga Rawaxo Shaqayiinka Lamaha Dawlada Lagu Arkaa Gadiidka Dawlada Ee Lagu Adeego Shacabka ,Oo Shaqalaha Dawladu Danaheeda Gaarka Ku Qabsado Xiliyadda Ka Baxsan Shaqada,

Sida Ku Xusan Kaltanka Shaqo Ee Wasaradaha Dawlada Oo Amaro Kale Duwana Ku Soo Baxay Ay Qaxayaan In Gadiidka Iyo Agabka Dawlada Ee Lagu Adeego Inaan Loo Adeegsan Karin Dano Shaqsiyadeed Iyo Xiliyada Ka Baxsan Xilayadda Shaqada Loo Asteeyay,

Amaradaasi Kale Duwan Ee Ku Xusan Kaltanka Shaqo Iyo Amaradda Lagu Madnuucay Adeegsiga Gadiidka Dawlada Xiliga Shaqada Ka Baxsan Ayaa U Muuqda Mid Aan Dhaqan Galin Oo Aan Shaqalaha Iyo Maamulada Lamaha Dawlada Ay Dhaqan Galin Amaradaasi,Wana Ta Keentay Inay





Shaqalaha Dawladuu Ay Si Gaar Ah U Adeegsadaan Gadiidka,

 


 

Bulshada Kale Duwan Ee Ku Dhaqan Degmooyinka Iyo Gobollada Ayaa Iswaydiiya Markay Arkaan Gadiidka Dawlada Ee Lagu Tallo Galay In Shacabka Lagu Adeego Dad Si Gaar Ah U Adeegsanayaa Oo Su,aalo Badan Is Waydiiya Halka Qaarkoodna Lagu Arko Iyaga Oo Galbinayaa Aroosyo Ka Dhacaya Magalooyinka,

 

Hadaba Wasiirka Gadiidka Iyo Jidadka Oo Shaqadiisi Tahay Ayaa U Muqda Mid Aan Dhaadsanayn In Gadiidkii Dawlada Si Gaar Ah Loo Isticmaalayo Habeenadii Iyo Galabtii Lagu Arkoo Suuqyada Iyo Goobaha Bulshadu Ku Kulanto.