Caalamka:-DALKA KENYA OO LAGA DAREEMAYO KOBOC DHAQAALE + SABABTA.

0
Sunday March 18, 2018 - 08:40:51 in by salman abdi
  • Visits: 529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caalamka:-DALKA KENYA OO LAGA DAREEMAYO KOBOC DHAQAALE + SABABTA.

    Caalamka:-DALKA KENYA OO LAGA DAREEMAYO KOBOC DHAQAALE + SABABTA.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caalamka:-DALKA KENYA OO LAGA DAREEMAYO KOBOC DHAQAALE + SABABTA.

Iydoo laga joogo mudo sideed maalmod ah markii madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo hoogaamiyaha mucaradika Raila Odinga ay heshiis gaaren markii ay kulmeen aya waxaa dalka kenya laga dareemaya koboc dhaqaale.


Waxyaabaha kale intaa dheer aya lagu sheegay in dalku helayo kobac dhaaqale oo fiican iydoo warbaahinta caalamku ay ka qorayan dalka kenya fariin wanagsan ee taalabada uu qaadey maamulka kenyatta ee uu ku qaatey heahiiska si looga baxo ismari waaga kadhex taagan dowlada iyo mucaaridkaHeshiska oo lagu soo afjeray murankii doorashada ee 2018 waxyaabaha ilaa hada ladareemayo in heshiiskas uu sababey aya waxaa kamid ah shilinka dalka kenya oo kor ukacsamay.