Gudaha:- Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo In Uu Galabta Dalka Ku Soo Laabto.

0
Monday March 19, 2018 - 14:27:52 in by salman abdi
  • Visits: 493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudaha:- Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo In Uu Galabta Dalka Ku Soo Laabto.

    Gudaha:- Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo In Uu Galabta Dalka Ku Soo Laabto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudaha:- Madaxweynaha Somaliland Oo La Filaayo In Uu Galabta Dalka Ku Soo Laabto. Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa

la filayaa in uu galabta dalka dib ugu soo laabto ka dib markii safar dhawr maalmood qaatey uu ku joogay Dawlada Imaaradka carabta .



Madaxweynaha iyo madaxda dawlada Imaaradka carabta ayaa waxa wada Hadley arimo khuseeya labada dhinac oo ay ka mid yahiin heshiiska dekada Berbera iyo sidoo kale saldhiga Berbera laga siiyey Imaaradka


 

 

Waxaa la filayaa in uu madaxweynuhu la hadlowarbaahinta isla markaana uu ka war bixiyo ujeedka iyo waxyaabaha safarkiisa uga soo qabsoomey