Burco: Daawo Habeenka Halkaraan iyo Hal Abuurka Hablaha Togdheer oo Xalay Lagu Soo Bandhigay Suugaanta Laba Hablood

0
Saturday March 24, 2018 - 16:28:32 in by salman abdi
  • Visits: 653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco: Daawo Habeenka Halkaraan iyo Hal Abuurka Hablaha Togdheer oo Xalay Lagu Soo Bandhigay Suugaanta Laba Hablood

    Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan ayaa Munaasibad Ballaadhan Hal Mar kuso Bandhigay Suugaanta Hal abuuro Hablo ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan ayaa Munaasibad Ballaadhan Hal Mar kuso Bandhigay Suugaanta Hal abuuro Hablo ah

oo la kala yidhaa Sucaad Cawil iyo Sahra Xasan oo ka mid ah Hal abuurada habalaha ah ee Gobolka Togdheer.

Munasibaddan oo ay ka soo qaybgaleen Suugaanyahano, Aqoonyahano, Qaarkamid Masuliyinta Naadiyada Gobolada kale, Masuliyiinta Halkaraan iyo Marti sharaf kale, iyagoo ugu horeyn ay masulyiinta naadiga halkaraan halkaas ka hadleen kuna so bandhigeen ujeedka munasibaddaasi,

Intaas kadib waxa iyaguna munaasibaddaas suugaantooda Bulshada Togdheer ku la wadaagay Hal Abuur Sucaad Cawil iyo Hal Abuur Sahra Xasan.

Waxa iyaguna aad u ammaanay Hal abuurrada Hablaha ah iyo Naadiga Halkaraan Masuliyiintii iyo Martisharafkii kale ee munasibaddaasi so cammirtay iyago tilmaamay in Naadiga Halkaraan Hiil u yahay Da;yarta Hibooyinka leh, sido kalena hablaha ku dhiirigeliyey suugaanta.