10 Qodob Oo Cadayn U Ah In Balanqaadyada Xukuumadu Ay Been U Badan Yihiin.

0
Friday March 30, 2018 - 10:56:21 in by salman abdi
  • Visits: 1099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    10 Qodob Oo Cadayn U Ah In Balanqaadyada Xukuumadu Ay Been U Badan Yihiin.

    Somalidu waxay tidhaahda: NINKA AAN WAXA JOOGA GARAN, WAXA SOO SOCDANA MA GARTO.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalidu waxay tidhaahda: NINKA AAN WAXA JOOGA GARAN, WAXA SOO SOCDANA MA GARTO.

tobankan arrimood oo xukuumada ka muuqaday muddada kooban ee ay jirtay waxay cadaynayaan inaan Xukuumadu hayn jidkii ay kaga dhabayn lahayd balanqaadyada ay samaysay ee waxeedu u badanyihiin geed kaga kac.


2. Hab-dhismeed Xukuumada iyo Saamiqaybsiga.1. Dagaalkii Tuko-raq.

3. Dariiqa loo maray Maaraynta sicirbararka.

4. Jawaabta Muuse ee Xisbiga waddani ee ku saabsan kalsoonida Komishinka.

5. ka sii mid ahaanshaha xukuumada ee Mr. Guri-barwaaqo.

6. Qaabka loo maamulay heshiiska DPWORLD ee dekada Berbera.

7. Hab-dhaqanka




Dadka Haybta ku taageera Xukuumada Muuse.

 

8. Hab-dhaqankii madaxweyne Muuse ee 100 casho ee tegay.

9. Khaladaadka xaga diplomasiyada ah iyo siyaasada arrimaha debada ee aan fadhiyin ee xukuumada ka muuqatay intay xilka qabatay.

10. Farabadnaanta balanqaadyada madawxeynuhu Sameeyay Khudbadiisii koowaad oo xataa in la tiriyo ay adagtahay.

Dad badan waxay qabaan inaan afka iyo adinka xukuumadu iswaafaqsanayn.

 

Maxay kula tahay adiga?