Sweden:-Dhalinyarada Somaliland Ee Sweden Ku Nool Oo Baaq Nabadeed U Diray Dadka Sanaag Ku Diriray

0
Saturday April 07, 2018 - 18:47:29 in by salman abdi
  • Visits: 554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sweden:-Dhalinyarada Somaliland Ee Sweden Ku Nool Oo Baaq Nabadeed U Diray Dadka Sanaag Ku Diriray

    Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Nool Cariga Wadanka Swedan Gaar Ahaan Magaalooyinka Trollhättan iyo Örebro Ayaan Maanta Baaq Nabd Galiyo Ah U Diray Dadka Walaalaahaa Ah Ee Diriirtu Ku Dhex Martay Degaanada War idaad Iyo Fadhi Gaab Ee Gob

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Nool Cariga Wadanka Swedan Gaar Ahaan Magaalooyinka Trollhättan iyo Örebro Ayaan Maanta Baaq Nabd Galiyo Ah U Diray Dadka Walaalaahaa Ah Ee Diriirtu Ku Dhex Martay Degaanada War idaad Iyo Fadhi Gaab Ee Gobolada Saraar Iyo Sanaag.


Dhinaca Kale Wax ay Dhalinyaradani Baaq Kaa Lamida U Direen Xukuumada Somaliland gaar ahaan Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ay Ku tilmaameen mid gabi Ahaanba Ka Gaabisay Shaqadeedi. Waxna Hadladoodi Ka Mid Ahaa ..Colaada Willbaa Ku Dhinta Ee Will Kuma Dhasho Dadkaygoow Somalilandna Inay Nabd Tahay Boqorka Swedan Baa Og Balse Wax Ayaan Daro Ah In Somalilandta Aanu Ku Faano Hadaanu Dhalinta Reer Somaliland Nahay In Dadkeedu Maalin Walba U dhimanyaan Abaaro Balan Bal Tahriib Iyo Colaado Malin Walba Oday Ama Inaan Yar Oo Shaadh Qabiil Xidhani Kicinayo.

 

Maah Waxaanu U Dul Qaadan Karno In Dadkayagii Oo Dhibaataysan Hadan Colaad iyo Qax Loogu Daro Wax aan Leeyahay Kooxa Iyaguna Qurbahajooga Ee Caydha la Siiyaa Been U Sheegtay Waar Hada Aakhiro Way Danbaysaa Inderkaa Oo Aad Maanta Qori Ugu Dhiibto Nin kale Sidii Uu u Dili lahaa Wax Aad Qayb Ka Danbiga Naftaa Ifka Laga Kaxeeyaay Ee Ninkaasi Madax Saartay Kuna Noqoday Gacan Ku Dhiiglaaha wllo ,,

Xukuumada iyo Madax Waynaha Iyo Wasaarada Arimaha Gudahana Wax Aan Leenahay Idiin Manaan Dooran Malin Walba Inaad Warbaahinta Hadalo Beena Iyo wax aan Waxba Ka Soconayn Inaad Nooga Sheegtaan Wax Aan Idiin Dooranay Inaad.

Kaw Nabada Iyo Midnimada Somaliland Noo Ilaalisaan ilaah Baa Wax Ilaaliyee.Laba Inaad Bulshada inta Xun Ee Munaafiqada iyo cudurka kula dhex jirta ka Qabtaan. Saddex inaad bulshada somaliland Ee Dhibaatooyinka Badan Soo Wajaheen Ee Ay Ka Midka Yahiin Abaaraha IYO Aqoon la,aantu inaad Taageero iyo Waxii Aad Awoodan Ku Caawisaan ,,

Baaqan Nabad Galiyadaa Ee Dhalinyarada Iyo Aqoon Yahan Ka Somaliland Ee Ku Nool Magaalooyinka Trollhättan iyo örebro Ayaa Wax Uu Salka Ku Hayaa Colaad Maal Mahii U Danbaysay ka Soo Curanysay Deegaanada gobolada Bari Ee Somaliland.

Sikastab Ha Ahaate Colaadaha Bariga somaliland Ayaa iyagu Ah Kuwo Markasta Soo Noq noqda Oo Aany Xal Waara U Helin Xukuumadahii Kala Danbeeyaay Ee Somaliland Markasta Iyadoo Xukuumada Somaliland la Odhan karo wax ay ku baraarugtaa dhimashada shan ruux ama Afr Ruux Marka Ay Ugu Yartahay .

 

Wariye Miyaami

Wariye Madax Banaan.

swedan