Muqdisho:-Xaalada Aqalka Barlamaanka Somaliya Oo Cakiran Xildhibaano Tiro Badan Oo Isku Sharaxay Gudoomiye,Iyo Gudida Doorashooyinka Oo Walaac Ka Muujiyey.

0
Sunday April 22, 2018 - 12:46:49 in by salman abdi
  • Visits: 549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:-Xaalada Aqalka Barlamaanka Somaliya Oo Cakiran Xildhibaano Tiro Badan Oo Isku Sharaxay Gudoomiye,Iyo Gudida Doorashooyinka Oo Walaac Ka Muujiyey.

    Muqdisho:-Xaalada Aqalka Barlamaanka Somaliya Oo Cakiran Xildhibaano Tiro Badan Oo Isku Sharaxay Gudoomiye,Iyo Gudida Doorashooyinka Oo Walaac Ka Muujiyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho:-Xaalada Aqalka Barlamaanka Somaliya Oo Cakiran Xildhibaano Tiro Badan Oo Isku Sharaxay Gudoomiye,Iyo Gudida Doorashooyinka Oo Walaac Ka Muujiyey.

Gudoomiyaha Guddiga doorashadda Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed Nuur Iidow Beyle ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay Wararkii ugu dambeeyay doorashadda Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Waxaa uu sheegay in Guddiga hadda ay ku jiraan shaqo culus, islamarkaana ay qaban doonaan Codsiyadda Xubnaha doonaya in ay ku tartamaan kursiga ka banaan Golaha Shacabka ee Gudoomiyaha . Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in dhamaman xildhibaanada Golaha Shacabka ay isku soo sharaxikaraan xilkaasi.


Gudoomiye Beyle ayaa ugu dambeyntii xusay in ay dardargelin doonaan shaqooyinka loo igmaday, islamarkaana ay ka codsanayaan in xubnaha Golaha Shacabka ay la shaqeyaan. Dhanka kale Qaar ka mid ah Xildhibbaanada ku jira Guddiga ayaa sheegay in ay waddaan qorshe ah in Musharaxiinta qaarkood oo wasiiro ah ay ka doonayaan in ay dhigaan xilka Wasiirnimo