Yaa Dhex Dhexaadin Doona Kulanka La Hubo In Faraha Looga Guban Doono Ee Bayern Munich Vs Real Madrid – Arbacada?

0
Monday April 23, 2018 - 18:06:45 in by salman abdi
  • Visits: 830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaa Dhex Dhexaadin Doona Kulanka La Hubo In Faraha Looga Guban Doono Ee Bayern Munich Vs Real Madrid – Arbacada?

    Yaa Dhex Dhexaadin Doona Kulanka La Hubo In Faraha Looga Guban Doono Ee Bayern Munich Vs Real Madrid – Arbacada?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yaa Dhex Dhexaadin Doona Kulanka La Hubo In Faraha Looga Guban Doono Ee Bayern Munich Vs Real Madrid – Arbacada?

Dhex dhexaadiyaha u dhashay dalka Holland Bjorn Kuipers ayaa garsoore ka noqon doona kulanka afar dhamamadka Champions League ee u dhexeeyn doona Bayern Munich iyo Real Madrid arbacada.

Waa lugta kowaad oo ka dhici doona Allianz Arena, iyo is arag lagu tilmaamay –Europian Clasic.


Garsooraha ayaa dhex dhexaadiyey kulankii kama dambeysta ahaa ee ka dhacay Lisbon kaas oo ay wada dheeleen Atletico Madrid iyo Real Madrid.

Kulankaas, Real Madrid ayaa loo calleemo saaray koobkeedii 10-aad ee Europe.

Bjorn Kuipers, waxa uu ahaa garsoore heer caalami ah ilaa iyo sanakii 2006 waxa uuna hadda ka mid yahay dhex dhexaadiyeyaasha loo xushay in ay garta ka gooyaan koobka aduunka.

a

Russia, ayaa xagaagan martgalin doonta koobka ugu qaalisan caalamka – Russia 2018.