Shefield:Daawo Wiil Reer Somaliland ah oo Maayar ka noqday Magaalada Shefield ee ingiriiska

0
Friday May 18, 2018 - 16:34:46 in by salman abdi
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shefield:Daawo Wiil Reer Somaliland ah oo Maayar ka noqday Magaalada Shefield ee ingiriiska

    Xisbiga Green Party Sheffield ayaa laga soo doortay ka hor intaan loo dooran Maayarka (Lord Mayor).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Green Party Sheffield ayaa laga soo doortay ka hor intaan loo dooran Maayarka (Lord Mayor). Magic Magid oo ah wiil dhalasho ahaan ka soo jeeda Waddanka Somaliland, ayaa Maayar loogu doortay magaalada Sheffield ee Carriga Ingiriiska oo kamid ah magalooyinka ugu waa wayn waddanka UK. 

Xisbiga Green Party Sheffield ayaa laga soo doortay ka hor intaan loo dooran Maayarka (Lord Mayor). 

Wuxuu Magid waddanka Ingiriiska yimi isagoo 5-sanno jir ah, Wuu dadaalay wuxuuna maanta tusaale u yahay Dhalinyaradda Soomaalida oo marar badan cabasho ka muujiya inay heerkiisa oo kale gaadhaan.