Garoowe:-Puntland Oo Sheegtay In La Dili Doono Ciddii Taageerta Somaliland.
Garoowe:-Puntland Oo Sheegtay In La Dili Doono Ciddii Taageerta Somaliland. Qoraal ka soo baxay Guddiga Difaaca Puntland, ayaa
lagu sheegay in la dili doono cidii taageero u fidisa Somaliland ee ka soo jeeda deeganada Puntland.
11 qodob oo ka soo baxay Guddiga Difaaca Puntland ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba mamnuuc ay tahay dadka ka soo jeeda deeganada Puntland inay taageeraan Somaliland.
Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedkan
Garoowe:-Puntland Oo Sheegtay In La Dili Doono Ciddii Taageerta Somaliland.
Garoowe:-Puntland Oo Sheegtay In La Dili Doono Ciddii Taageerta Somaliland.