Wada Xaajoodyo U Bilaamay Madaxda Wadamada Ruushka Iyo Ukrain.

0
Wednesday August 27, 2014 - 08:45:17 in by Super Admin
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wada Xaajoodyo U Bilaamay Madaxda Wadamada Ruushka Iyo Ukrain.

    Madaxweynaha Ukraine Poroshenko ayaa sheegey in wada hadalaladii uu la yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin lagu go'aamin doono aayaha Europe iyo Ukraine.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Ukraine Poroshenko ayaa sheegey in wada hadalaladii uu la yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin lagu go'aamin doono aayaha Europe iyo Ukraine.



Waxa wada hadalada ku soo biirey madaxweynaha dalka Belarus iyo saraakiil sar sare oo ka socota midowga Europe oo ujeedadu tahay sidii xal lagu joojiyo dagaalada bariga Ukraine loo heli lahaa.

Labada madaxweyne ayaa is gacan qaadey intii aanay wada hadaladu ka bilaabmin xarunta Belaruus ee Minsk.

Madaxweyne Putin ayaa shirka ka sheegey in aan xiisadda Ukraine xal loo heleyn haddii aan laga soo qeyb gelin wakiilo ka socda dadka af-ruushka ku hadla ee bariga Ukraine; madaxweyne Poroshenko waxaa uu isna sheegay in la eego danaha degaanka.



Contact@afkashacabka.com