MASULIYIIN TACSI U DIRAYA REER SICIID AYAANLE‏ OO AY KA BAXDAY MARXUUMAD RAQIYA SICID OO SI FOOL XUN LOO DILAY

0
Monday March 03, 2014 - 16:48:39 in by Super Admin
  • Visits: 1648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MASULIYIIN TACSI U DIRAYA REER SICIID AYAANLE‏ OO AY KA BAXDAY MARXUUMAD RAQIYA SICID OO SI FOOL XUN LOO DILAY

    MASULIYIIN TACSI U DIRAYA REER SICIID AYAANLE‏ OO AY KA BAXDAY MARXUUMAD RAQIYA SICID OO SI FOOL XUN LOO DILAY

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MASULIYIIN TACSI U DIRAYA REER SICIID AYAANLE‏ OO AY KA BAXDAY MARXUUMAD RAQIYA SICID OO SI FOOL XUN LOO DILAY Wasiiru Dawlihii Hore ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Farxaan Jaamac Ismaaciil,Madaxa HAwlgelinta Ciidanka Ilaalada Xeebaha Col. Cawaale Axmed Galaal,Maayarkii Hore ee Degmada Waridaad Cilmi Jaamac Cawad Indhadeero,Cabdiraxmaan Hadhuudh,Saleban Kaahin Cashuur,Cabdi Saleban Faarax,Saleban Maxamed Maxamuud Iidaan,Sahal Siciid Yuusuf,Iyo Cabdilaahi Dirir Dhamaanba Dadkaasi WAxaa Ay HAlkani TAcsi Tiiraanyo Leh Uga Dirayaan Xoghayaha Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Ay Ka Tacsiyadaynayaan Ala Ha u Naxariistee Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Walaashii MArxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle Oo Gacan ka xaq darani dishay waxaana Ay Leeyihiin Ilaahay Samir Iyo Iimaan Ha inaga Wada siiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdayna Haka Siiyo Iyadana Qabriga Aleh Ha u Nuuro Aaamiiin Aaamiin Aaamiin