Waxaan Salaamayaa Ummadda JSL oo dhan Dowladda iyo Shacabkaba iyo Saxaafadda xorta ah ee ku hadasha afkashacabka somaliland .
Iskaashata Basaska Burco oo illaa 1976 kii u adeegi jiray bulshada ku dhaqan Burco oo Dowladda hoose Mgaalada Burco Caasimadda 2aad ee JSL ka mamnuucday inay ka shaqeystaan Jidadkii waaweynaa ee ay Bulshada uga adeegi jireen marka laga reebo Jidka October.
Cashuurtii iyo Rukhsaddi waa la laba jibaaray ,Magaaladda Jiudadkeeda waweyn Gaadiidka Tigta loo yaqaano aya Qandaraas lagu siiyay,waxa Burco lagu qiyaasaa About 100 Buses only { illaa 100 Bus|40 Bus Shiraaca ayaa lasaaray markay isbixin waayeen !.
weliba ma dareensana Golaha Degaanka gudiyadooda iyo Xoghayaha Dowladda hoose ee Burco Mishkeledda ay iyagu Magaala Madaxda Gobolka ka buureen iyo Cawaaqib xumadeeda !.
waxay Codsamayaan in Wasaqaradda Arrimaha Guduhu ama Wasiirka Amniga Mr Warancade uu Cid usoo dirsado Xaqiiqa raadis ah si Mishkeledda Magaala Madaxdii 2 aad ee JSL ku habsatay !.
illaahay baa Mahad leh ,
by Mr, Osman Ismail {MR.Belel}
iskaashatada Gaadiidka Basasleyda Gobolka Togdheer Oo Werwer Xoogan Iyo Rajoxumo Ka Muujiyaycunaqabatayn Dowladda Hoose Kaga Mamnuucday Inay Jidadkii Ay Ka Rakaabsanjireem ! By Mr.Belel.
Iskaashata Basaska Burco oo illaa 1976 kii u adeegi jiray bulshada ku dhaqan Burco oo Dowladda hoose Mgaalada Burco Caasimadda 2aad ee JSL ka mamnuucday inay ka shaqeystaan Jidadkii waaweynaa ee