War Deg Deg Ah:Ciidamada Amaanka Caasimada Somaliland Oo Gabi Ahaanba La Wareegay Dawlada Hoose Ee Hargeysa.

0
Tuesday October 21, 2014 - 13:16:08 in by salman abdi
  • Visits: 1794
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Ciidamada Amaanka Caasimada Somaliland Oo Gabi Ahaanba La Wareegay Dawlada Hoose Ee Hargeysa.

    Ciidamada Amaanka Caasimada Somalilandayaa Gabi Ahaanba La Wareegay Xarunta Dawlada Hoose Ee Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Amaanka Caasimada Somalilandayaa Gabi Ahaanba La Wareegay Xarunta Dawlada Hoose Ee Hargeysa.

Waxaa Goordhawayd la wareegay gacan ku Haynta dawlada hoose ee Hargeyaa ciidamada amaanka ee somaliland kadib markii markii raxan Xildhibaano ahi kula soo kala heen mooshin ay ka dhana maayirka caasimada somaliland ee Hargeyaa solteco oo ay rabeeen waaga oo Isku jira Inay xilka cod gacan u taaga kaga tuuraan lakiiin maayirku ka warhelay xalayto una dalbaday ciidmada Boliska.

Waxaa ilaa xalay magaalada Hargeysa laga dareemayay dhaqdhaqaaqa xildhibaanada Iyo maayirka oo lacag ku suurinaaya mooshinka k dhanka ah ee Xilka laga tuurayo waxaana cirka isku shareeray sixirka Xildhibaanada Golaha degaanka hargeya".

Xaalada ayaa hada degen waxaan gabi ahaanba anay wax shaqo ahi ka socon dawlada hoose ee Hargeysa mana jirto ilaa hada wac waan-waan ah oo la kala dhex dhigay maayirka Iyo xildhibaanada Golaha deegaanka Hargeyaa oo baryahaba hadalo Kulul warbaahinta Isu marinaayay.



 la soco wixi warar ka so kordha xaalada dawlada hose

Contact@afkashacabka.com