Qaramada Midoobay oo Baadhaysa Dagaalkii Israel Ku Qaaday Marinka Qaza.

0
Wednesday October 22, 2014 - 22:08:03 in by salman abdi
  • Visits: 1059
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay oo Baadhaysa Dagaalkii Israel Ku Qaaday Marinka Qaza.

    Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay ayaa bilaabaya baadhitaano ku saabsan weeraradii loo gaystay xarumihii qaramada midoobay intii uu socday dagaalkii dhawaa ee Israa'iil ay ku qaaday Qaza.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay ayaa bilaabaya baadhitaano ku saabsan weeraradii loo gaystay xarumihii qaramada midoobay intii uu socday dagaalkii dhawaa ee Israa'iil ay ku qaaday Qaza.

Ban Ki-Moon, ayaa ka soo noqday Qaza isaga oo halkaasi ku tagay booqashadii ugu horaysay tan iyo intii uu dagaalku halkaas ka qarxay.

Isaga oo la hadlaya Gollaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxa uu sheegay in badhitaanadu ay sidoo kale eegidoonaan in Ururka Xamaas uu xarumahaas Qaramada midoobay u adeegsatay goobo ay hubka ku kaydsadaan.

Hal dhacdo oo kali ah, duqaynta ciidammada Israa'iil waxa ku geeriyooday in kabadan toban qof oo gabaad ka dhiganayay iskuul ay leeyihiin Qaramada Midoobay oo Qaza ku yaala.


Ban talks to Palestinian Mohammed Abed al-Dayem who was wounded in Israeli attacks on GazaPeace: Ban used the visit to appeal to both sides to address the underlying reasons for the conflict in order to prevent it from happening againUN vehicles are seen parked outside a school while Ban Ki-Moon visited while in Gaza todayFlattened: Whole neighbourhoods in Gaza were destroyed during Israeli bombing this summer in a conflict which left 2,100 Palestinians dead

Contact@afkashacabka.com