Booliska Israaiil oo Toogtay Nin Ilmo Yar si Badheedh ah Gaadhi u Jiidhsiiyey

0
Thursday October 23, 2014 - 09:30:58 in by salman abdi
  • Visits: 735
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Israaiil oo Toogtay Nin Ilmo Yar si Badheedh ah Gaadhi u Jiidhsiiyey

    Booliska Israa'iil waxa ay sheegeen in nin reer Falastiin ah uu si ula kac ah gaadhigiisa ugu soo kaxeeyay dhanka koox dad ah oo taagnaa boosteejo ku taala magaalada Qudus, uuna dilay ilmo isla markaasna uu dhaawacay sideed kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Booliska Israa'iil waxa ay sheegeen in nin reer Falastiin ah uu si ula kac ah gaadhigiisa ugu soo kaxeeyay dhanka koox dad ah oo taagnaa boosteejo ku taala magaalada Qudus, uuna dilay ilmo isla markaasna uu dhaawacay sideed kale.


Booliiska ayaa toogtay ninkaasi markii uu isku dayay in uu baxsado; xoogaa kadibna waxa uu ku dhintay Isbitaalka.

Warbaahinta guduhu waxa ay ku warantay in la xiray ninka dilkaasi gaystay walaalkii oo aan qaangaar ahayn.

Gabadha yar ee dhimatay iyo hooyadeed waa muwaadiniin Maraykan ah sida uu wakaalada wararka ee AP u sheegay duqa magaalada Qudus Nir Barkat.


Booliska Israaiil oo Toogtay Nin Ilmo Yar si Badheedh ah Gaadhi u Jiidhsiiyey r loo adeegsaday iyo Duqa Magaalada Qudus oo ka hadlay


Source: BBC Somali

http://www.bbc.co.uk/somali/war/2014/10/141023_jerusalem_attack