Universal tv waxay la mid tahay inantii garaca qaday ee la yiri ku shegi mayee shanta bilood yay ku shegin)

0
Monday March 10, 2014 - 11:01:34 in by
  • Visits: 1155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Universal tv waxay la mid tahay inantii garaca qaday ee la yiri ku shegi mayee shanta bilood yay ku shegin)

    (SHILINKA WAA LAGU CIYARA EE SHAQADAN LAGU CIYARIN)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(SHILINKA WAA LAGU CIYARA EE SHAQADAN LAGU CIYARIN)

sidaan horeba u sheegay universal tv oo ka qatay maamulka xasan shiikh uu ku magacaaban yahay ee aan dad iyo dalba haysan qandaraas loogu talagalay in lagu aflagaadeyo laguna carqaladeeyo wadahada u dhaxeeyo somaliland iyo somalia, anagoo ogsoon in somaliland ay kasoo hoyday wadahaladaas guula farabadan xasan shiikhna markuu arkay inay kubada ku socoto uu ilaa shirkii midowga africa ka sheegay inay wadahadalada somaliland iyo somaliya suurta gal ahayn waqti yada qaar damacsan yahayna inuu ka dhigo shirkaas mid iska jiitam, madaxda somaliland iyo shacabkiisaNa aysan diyaar u ahayn inay isa surnadan labadaa dowladood aayahoodana lakala tashadaan.
ANIGOO AH MADAXWAYNAHA MUSTAQBALKA WAXAAN FARAYAA WASIIR CUKUSE INUU TALABO CAD KA QAADO UNIVERSAL TV OO CAADAYSTAY AFLAGAADADA KA DHANKA AH QARANIMADA JAMHUURIYADA SOMALILAND, ILAA INGIRIISKA IN DACWAD LOOGA FURO KA DHAN AH AFLAGAADADA QARANIMADA JAMHUURIYADA SOMALILAND, HANTIDA KA TAALA JAMHUURIYADA SOMALILAND LAGALA WAREEGO SIDA UGU DHAQSAHA BADAN.
SHAQAALAHA U DHASHAY JAMHUURIYADA SOMALILANDNA EE KA HOWL GALI JIRAY TV UNIVERSALNA EE KU SUGAN JAMHUURIYADA SOMALILANDNA DHAMAAN TOOD LAGA QARAMEYA WASAARADA WARFAAFINTA JAMHUURIYADA SOMALILAND.

F:PRESIDENT: MOHAMED OSMAN HAJI
EMAIL:AWAADAN5@HOTMAIL.COM