War Deg-Deg Ah: Nuxurka Qodobada Guurtidu Ay Ku Soo Af-Jareen Khilaafkii Labada Garab U Kala Qaybiyay Golaha Wakiilada Somaliland

0
Saturday November 22, 2014 - 11:12:13 in by salman abdi
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-Deg Ah: Nuxurka Qodobada Guurtidu Ay Ku Soo Af-Jareen Khilaafkii Labada Garab U Kala Qaybiyay Golaha Wakiilada Somaliland

    Golaha Guurtida Somaliland ayaa ku dhawaaqay 10 Qodob oo ay ku dhex dhexaadinayeen Dhinacyadii ku muransanaa Golaha Wakiilada Somaliland. Fadhi uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo ka qabsoomay aq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Guurtida Somaliland ayaa ku dhawaaqay 10 Qodob oo ay ku dhex dhexaadinayeen Dhinacyadii ku muransanaa Golaha Wakiilada Somaliland. Fadhi uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo ka qabsoomay aqalka guurtida ayaa waxa lagaga dhawaaqay natiijada Qodobada ay ku xaliyeen Khilaafkaasi Golaha Wakiilada.



Hadaba Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qodobada laga soo saaray Khilaafkaasi Oo Dhamaystiran









hargiesa /Office

Contact@afkashacabka,com