Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Gudidii Xalinta Khilaafka Wakiiladda Daawo sawirada

0
Saturday November 22, 2014 - 12:05:18 in by salman abdi
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Qaatay Gudidii Xalinta Khilaafka Wakiiladda Daawo sawirada

    Guddidi dhexdheexaadinta golaha wakiiladda ee xalisay khilaafki wakiiladda ayaa labbadii garab ee khilaafku ka dhexeyey heshiiskooda ka dib ,waxay kulan wada jir ah la yeesheen Madaxayanaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo . Waxaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddidi dhexdheexaadinta golaha wakiiladda ee xalisay khilaafki wakiiladda ayaa labbadii garab ee khilaafku ka dhexeyey heshiiskooda ka dib ,waxay kulan wada jir ah la yeesheen Madaxayanaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo . Waxaanay gudididu go'aamadoodi ku cadeeyeen in aan ila inta koomishinka la ansixinayo la joojiyo kaambeynadda ,islamarkaana waxay tibaaxeen in goluhu aan la keenin mooshin xilka xayuubis ah ila inta mudada gololuhu dhamaanayo. Isku soo wada duubo golaha gurtida Somaliland ayaa ah dhidibadda dhabta ah ee ay Somaliland ku taagntahay


Halkan Ka Daawo sawirda dhheri Ah









Contact@afkashacabka.com