XISBIGA UCID OO MAGACAABAY AF-HAYEEN KU MEEL GAADHA.

0
Saturday November 22, 2014 - 18:42:17 in by Burco Office
  • Visits: 776
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XISBIGA UCID OO MAGACAABAY AF-HAYEEN KU MEEL GAADHA.

    Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid ayaa maanta magacabay af-hayeen ku meel gaadha oo ku hadli doono Afka xisbiga, sidaasna waxaa lagu sheegay war-saxaafdeed uu soo saaray xisbiga Ucid kuna saxeexanyahay Cabdirshiid Cali Mataan oo ah musharaxa madax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid ayaa maanta magacabay af-hayeen ku meel gaadha oo ku hadli doono Afka xisbiga, sidaasna waxaa lagu sheegay war-saxaafdeed uu soo saaray xisbiga Ucid kuna saxeexanyahay Cabdirshiid Cali Mataan oo ah musharaxa madaxayne ku xigeen ee xisbiga Ucid, war-saxaafadeedkasi oo dhamaystirana waxa uu uqornaa sidan



UJEEDO: Wargelin

Iyada oo la tixgelinayo habsami u socodka hannaanka warbaahineed ee Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka (UCID), waxa la idinku wargalinayaa in Mudane Cabdinaasir Yusuf Cismaan (KU/X Xoghaya Guud) uu si kumeel gaadh ah u ahaan doono "AFHAYEENKA” xisbiga laga bilaabo taariikhda maanta oo ah 22/11/2014.

Sidaa darteed marka laga reebo hoggaanka sare ee xisbiga, waxa afka xisbiga ku hadli kara oo qudha Mudane Cabdinaasir.

Xisbigu wuxu soo dhowaynayaa wixii talooyin ah ee ay qabaan xoghayayaasha iyo xubnuhu in loo soo gudbiyo shirka caadiga ah ee la qabto sabti walba.

 

 

ALL MAHAD LEH

 

Cabdirashid Xasan Mataan

Murashaxa M/Wayne Xigeenka Xisbiga UCID



contact@afkashacabka.com