HANBALYO.....Arooska ADAN MOHAMED FURRE IYO JUWEERIYA AHMED MOHMED

0
Saturday March 15, 2014 - 12:37:36 in by Super Admin
  • Visits: 1942
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HANBALYO.....Arooska ADAN MOHAMED FURRE IYO JUWEERIYA AHMED MOHMED

    Aroos Loo Riyaaqiyo Raaskiinan Ugubkaa Allahayow Mid Raagoo Raxmad Lagu Yaqleeliyo Ka Yeel Rugo Barwaaqaa waxaan halkan hanbalyo ugadiraynaa annagoo kala ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aroos Loo Riyaaqiyo Raaskiinan Ugubkaa Allahayow Mid Raagoo Raxmad Lagu Yaqleeliyo Ka Yeel Rugo Barwaaqaa waxaan halkan hanbalyo ugadiraynaa annagoo kala ah

HANBALYO.................HANBALYO......................HANBALYO... 

Aroos Loo Riyaaqiyo Raaskiinan Ugubkaa Allahayow Mid Raagoo Raxmad Lagu Yaqleeliyo Ka Yeel Rugo Barwaaqaa waxaan halkan hanbalyo ugadiraynaa annagoo kala ah

1.     Dhaman mamulka iyo shaqalaha Jamacada Burco

2.     Macalimaiinta Jamacadda burco

3.     Ardayda hadda ka qalinjebinaysa Jamacad Burco oo kala ah

4.      Maxamuud Ibrahim Jamac

5.     Ibrahim Mohamoud ABdilahi

6.     Ahmed Hasan cawke

7.     Abdisamad Hasan yusuf

8.     Fuaad Ali Yusuf

9.     Abdikarim HasanAli

10.                        Abdirahim Abdilahi sahal

11.                        Siciid Abdinuur Jamac

12.                        ayan mohamed Calin

13.                        Sahra Ahmed

14.                        Mohamed Ismacil

15.                        Mustafe Mohamoud Abdilahi

16.                        Saynab Abdiqadir

17.                        Abdixakim Dahir Guled 

 iyiyo dhaman dadkale oo aan magacyadooda halakan ku soo koobi karin waxay hawada umarinayan Hambalyadii Ducadii iyo Bogaadintii ugu Farxadda Qiimaha iyo Maamuuska Badnayd , Lamaanaha kala ah Mudane:

ADAN MOHAMED FURRE

IYO

JUWEERIYA AHMED MOHMED

oo arooskoodu xalay 1332014 kadhacay magalada Burco ee gobolka togdheer ,. gaar ahaan Hutel city plaza Ilaahay Waxaan Idinka Baryayaa Sidaad Noloshiina U Midayseen In Rabbi Qalbiyadiina u Mideeyo Farxad iyo kalgacayl Janno Idiin Horseedana Rabbi Idiinku Deeqo!

 بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بالخير او في الخير.