Abwaan Weedhsame oo ka soo Dhoofay Ingiriiska kuna soo Jeeda Somaliland iyo Fanaaniinta Reer somaliland oo Madaarka Heathrow kusii sagootiyey+SAWIRO

0
Monday February 16, 2015 - 15:54:35 in by salman abdi
  • Visits: 830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Weedhsame oo ka soo Dhoofay Ingiriiska kuna soo Jeeda Somaliland iyo Fanaaniinta Reer somaliland oo Madaarka Heathrow kusii sagootiyey+SAWIRO

    Hassan Daahir Ismaciil Weedhsame oo in mudo ahba ku sugnaa dalka Ingriiska ayaa maanta ka soo ka soo anbabaxay magaalada London ee dalka Ingriiska,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hassan Daahir Ismaciil Weedhsame oo in mudo ahba ku sugnaa dalka Ingriiska ayaa maanta ka soo ka soo anbabaxay magaalada London ee dalka Ingriiska,

abwaanka aya ku sii jeeda wadankii waxana la filayaa in uu bari subaxda saacada Hargysi marka ay tahay 9:00, subaxnimo isga oo ka degi doona madaarka magaalada Hargaysa ee Egal Intranational Airport.

Abwaan Weedhasan ayaa intii uu ku sugnaa dalka Ingriiska waxa uu bandhifaneedyo kala gadisan uu ka dhigay meelo badan oo ka mid ah dalka Ingriiska, waxana maanta anbabaxa abwaana ka qayb qaatay oo sii sagootiyay aqoon yahan fanaaniin iyo dad fara badan oo kale.

Abwaanku, intii aanu ka anababaxin magaalada London, waxa uu mahad naq balaadhan u soo jeediyay Somali week fastival, abwaanada iyo fanaaniinta ku sugan UK iyo sodoo kale dhamaan jaaliyada reer Somaliland iyo cid kasta oo ku hadasha afka Somaliga ee ku dhaqan dalka Ingriisa, waxana uu amaan balaadhan iyo mahad naq aan la soo oobi karayn uu soo jeediyay cid kasta oo ay kulmeen intii uu ku guda jiray hawlahii uu u yimid dalka Ingriisa


Weedhasan2Weedhsan1
Weedhasan3
Weedhasan4
Weedhasan5