Wararka

"Meeday 10-kii Milyan ee Madaxtooyada Lagaga Yaboohay? Waa Taas Muuse Loogu Kaambayn Garaynayo" Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI

0 Visits: 796 | Tuesday October 24, 2017 - 11:09:38
Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa khudbad qiimo leh ujeediyey taageerayaasha xisbiga ee magaalada ceerigaabo kuwasoo uu kala qayb-galay isu soo baxii ololaha doorashada ee shalay.

Read More »

Afar arrimood oo ku saabsan mashaqada haysata Muslimiinta Rohingya

0 Visits: 556 | Tuesday October 24, 2017 - 11:06:22
Ibtilada haysata boqollaal kun oo qof oo ah muslimiinta Rohingya ayaa la sheegay inay tahay mushkiladda qaxooti ee dunida ugu xawliga badan. Inay u bareeraan khatar xagga badda ah ama lug ah, ayaa in ka badan nus malyan waxay ku kalliftay inay ka cararaan burburka guryahooda iyo dilka ka socda waqooyiga…

Read More »

Wiil Soomaali Ah Oo U Tartamaya Doorasho Ka Dhacaysa Gobolka Washington Ee Waddanka Maraykanka

0 Visits: 520 | Tuesday October 24, 2017 - 10:58:19
Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Ismaaciil Cabdi ayaa ka mid ah musharraxiinta ugu cad cad ee doorashooyinka maamulka Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha ee gobolka Washington.

Read More »

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arimaha Amaanka Sonaliya

0 Visits: 469 | Tuesday October 24, 2017 - 10:56:50
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka ee dalka iyo xaaladaha adag ee xilligan ka jira Soomaaliya.

Read More »

"Twitter La'aantiisa Madaxweyne Maan Noqdeen" Madaxweyne Donald Trump

0 Visits: 546 | Tuesday October 24, 2017 - 10:52:56
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa difaacay isticmaalkiisa barta twitter-ka iyo siyaasiyiinta uu kula doodo, isaga oo sheegay, in mararka qaar ay taas ku qasabto "Inay sameeyaan wiixi laga rabay".

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Itoobiya

0 Visits: 575 | Tuesday October 24, 2017 - 10:47:02
Madaxweynaha dalka Soomaaliya oo socdaal ku marayay qaar ka mid ah wadamada gobolka ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

Read More »

Tiradii ugu badneyd ee faanta maroodiga oo sanadkan la qabtay

0 Visits: 528 | Tuesday October 24, 2017 - 10:34:50
Waxaa sanadkii la soo dhaafay daafaha dunida lagu qabtay tiradii ugu badneyd ee faanta maroodiga ee sida sharcidarrada ah looga ganacsado. Hasayeeshee dhanka kale waxaa hoos u dhacay ugaarsiga maroodiga, sida lagu sheegtay warbixin cusub oo soo saartay hay'adda CITES oo ah hay'ad caalami ah…

Read More »

Beeldaajiye Xandule Oo Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Burco Lagu Wareeray Iyo Khasaraha Maliyadeed Oo Ka Dhashay

0 Visits: 617 | Monday October 23, 2017 - 15:09:35
Beeldaajiye Xandule Oo Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Burco Lagu Wareeray Iyo Khasaraha Maliyadeed Oo Ka Dhashay

Read More »

Daawo: Fadeexad Ka Dhacday Maanta Hargeisa Iyado Dhalinyaro Xisbiga Waddani Soo Kireysteen oo Ku Qaylinaya Muse Biixi aya Guulaysanaya

0 Visits: 522 | Monday October 23, 2017 - 15:03:26
Fadeexad Ka Dhacday Maanta Hargeisa Iyado Dhalinyaro Xisbiga Waddani Soo Kireysteen oo Ku Qaylinaya Muse Biixi aya Guulaysanaya

Read More »

Daawo;Xisbiga Waddani oo Isku soo Bixii ugu waynaa ka sameeyye Magaalada Hargeisa Iyo Dadaadkii Iyo Dabaylahii Is Bedel Doonka Oo Qaaday Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Kulahaa Hargysa

0 Visits: 768 | Monday October 23, 2017 - 14:42:00
Xisbiga Waddani oo Isku soo Bixii ugu waynaa ka sameeyye Magaalada Hargeisa Iyo Dadaadkii Iyo Dabaylahii Is Bedel Doonka Oo Qaaday Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Kulahaa Hargysa

Read More »

Daawo: Muuqaalka Yaabka Leh ee Soo Bandhigeen Tageerayaasha Xisbiga Waddani ee Magaalada Boorame

0 Visits: 492 | Monday October 23, 2017 - 14:16:33
Muuqaalka Yaabka Leh ee Soo Bandhigeen Tageerayaasha Xisbiga Waddani ee Magaalada Boorame

Read More »

Daawo: Tageerayaasha Xisbiga Waddani ee Magaalada Berbera oo Wacdarro Ka Dhigay Isu Soo Baxi Maanta Ololaha

0 Visits: 451 | Monday October 23, 2017 - 14:05:34
Tageerayaasha Xisbiga Waddani ee Magaalada Berbera oo Wacdarro Ka Dhigay Isu Soo Baxi Maanta Ololaha

Read More »

Daawo; Xisbig Waddani Oo Maanta Wacdarihii Ugu Yaabka Badnaa Ka Dhigay Magaalada Burco Una Qiis Gooyay Xisbiga Maamaha Kooban U Hadhsantahay Ee Kulmiye

0 Visits: 584 | Monday October 23, 2017 - 13:44:08
Xisbig Waddani Oo Maanta Wacdarihii Ugu Yaabka Badnaa Ka Dhigay Magaalada Burco Una Qiis Gooyay Xisbiga Maamaha Kooban U Hadhsantahay Ee Kulmiye

Read More »

Daawo: Hay'add EWADA oo Kaalmo Raashin ah u Qaybisay Qoysaski ku soo Guurey Deganka Jamecada Caynaashe

0 Visits: 556 | Monday October 23, 2017 - 13:04:56
Hay'addaKhayriga ah ee EWADA ayaa kaalmo rashin ah oo kooban daqiq, bariis sonkor, shah iyo timir u qaybisay in ka badan 140 Qoys oo ka mida Dadkii Degaanka Jamceeda Caynaashe iyo Qoysas Barakacayaal oo ku so guuray xilliyadii abaarta.

Read More »

Raysal Wasaaraha Japan Oo Ballanqaaday In Uu Wax Ka Qaban Doono Kuuriyada Waqooyi

0 Visits: 554 | Monday October 23, 2017 - 09:22:03
Raysal Wasaaraha Japan Oo Ballanqaaday In Uu Wax Ka Qaban Doono Kuuriyada Waqooyi

Read More »

Madaxa Hay'adda Caafimaadka Adduunka WHO Oo Ka Laabtay Magacaabista Madaxweyne Robert Mugabe

0 Visits: 582 | Monday October 23, 2017 - 09:18:54
Madaxa Hay'adda Caafimaadka Adduunka WHO Oo Ka Laabtay Magacaabista Madaxweyne Robert Mugabe

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Uganda, Maxay Ka Wada-hadleen Labada Madaxweyne??

0 Visits: 528 | Monday October 23, 2017 - 09:17:13
Madaxweynaha Soomaaliya Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Uganda, Maxay Ka Wada-hadleen Labada Madaxweyne??

Read More »

Shirweyne Lagaga Hadalyo Cidhib-tirka Guurka Haweenka Da'da Yar Oo Ka Furmay Dalka Senegal

0 Visits: 640 | Monday October 23, 2017 - 09:16:07
Shirweyne Lagaga Hadalyo Cidhib-tirka Guurka Haweenka Da'da Yar Oo Ka Furmay Dalka Senegal

Read More »

Maraykanka Oo Ku Baaqday In Lakala Diro Malayshiyaadka Shiicada Ah Ee Ciraaq

0 Visits: 517 | Monday October 23, 2017 - 09:14:10
Maraykanka Oo Ku Baaqday In Lakala Diro Malayshiyaadka Shiicada Ah Ee Ciraaq

Read More »

Kooxda Boko Haram Oo Weerar Dad Badan Ku Dhinteen Ka Fulisay Dalka Nigeria

0 Visits: 575 | Monday October 23, 2017 - 09:12:07
Kooxda Boko Haram Oo Weerar Dad Badan Ku Dhinteen Ka Fulisay Dalka Nigeria

Read More »