Wararka

Maayarka Boorama Oo Loo Haysto DEYN-Lacageed Oo Dawladda Hoose Lagu Leeyahay

0 Visits: 672 | Monday August 07, 2017 - 16:01:16
Boorama(AFKA);Muwaadin Dhallinyaro ah oo Wargeysyada ka soo baxa Hargeysa ku iibiya Magaalada Boorama,

Read More »

Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadasay Muranka Ka Dhex Taagan Golaha Wakiilada Somaliland,Kuna Dhawaaqay Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Golaha.

0 Visits: 502 | Monday August 07, 2017 - 15:53:49
Hargeysa(AFKA);Xukuumada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadasay Muranka Ka Dhex Taagan Golaha Wakiilada Somaliland,Kuna Dhawaaqay Gudoomiyaha Rasmiga Ah Ee Golaha

Read More »

Dawlada Israel Oo Shaacisay In Ay Xidhayso Xarunta Telefishanka Al-Jazeera Ku Leeyahay Dalkeeda.

0 Monday August 07, 2017 - 11:22:34
Dawlada Israel Oo Shaacisay In Ay Xidhayso Xarunta Telefishanka Al-Jazeera Ku Leeyahay Dalkeeda.

Read More »

DEG DEG : Liiska Golaha Wasiirada Puntland oo Lagu dhawaaqay.

0 Visits: 563 | Monday August 07, 2017 - 10:32:42
DEG DEG : Liiska Golaha Wasiirada Puntland oo Lagu dhawaaqay.

Read More »

Hoggaamiyayaal Ka Tirsan Mucaaradka Dalka Venezuela Oo La Xidhay

0 Monday August 07, 2017 - 09:16:12
Hoggaamiyayaal Ka Tirsan Mucaaradka Dalka Venezuela Oo La Xidhay

Read More »

Japan Oo Laga Xusay Weerarkii Niyukleer Ee Hiroshima

0 Monday August 07, 2017 - 09:14:22
Japan Oo Laga Xusay Weerarkii Niyukleer Ee Hiroshima

Read More »

Deg Deg Abdirahman talyanle oo Hada Sheegay inuu Yahay Gudoomiyaha Rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland + maxaa iska baday Go'aankiisii Maanta

0 Monday August 07, 2017 - 08:31:38
Deg Deg Abdirahman talyanle oo Hada Sheegay inuu Yahay Gudoomiyaha Rasmiga ah ee Golaha Wakiilada Somaliland + maxaa iska baday Go'aankiisii Maanta

Read More »

Rayid lagu laayey woqooyiga Afghanistan

0 Monday August 07, 2017 - 08:20:38
Rayid lagu laayey woqooyiga Afghanistan

Read More »

Venezuela oo baadigoobaysa mucaarad hubaysan

0 Monday August 07, 2017 - 08:15:18
Venezuela oo baadigoobaysa mucaarad hubaysan

Read More »

Daawo; Kumiishinka Doorashooyinka Somaliland Oo Maalinta Ka Bilaabay Wacyi Galinta Kaadh qaybinta Gobolka Sanaag

0 Sunday August 06, 2017 - 16:51:27
Kumiishinka Doorashooyinka Somaliland Oo Maalinta Ka Bilaabay Wacyi Galinta Kaadh qaybinta Gobolka Sanaag

Read More »

Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Oo Hambayo U Diray Gudoomiyaha Cusube Golaha Wakiilada Somaliland

0 Visits: 615 | Sunday August 06, 2017 - 16:37:18
Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Oo Hambayo U Diray Gudoomiyaha Cusube Golaha Wakiilada Somaliland

Read More »

Daawo: Komishanka Dooroshooyinka oo Shaaca Ka Qaaday In Dhowaan Kaadh Qaadashada Laga Bilaabi Doono Gobolka Sool Iyado Dadweynaha Loogu Baaqayo Inay uu Diyaar Garooban

0 Sunday August 06, 2017 - 16:23:38
Komishanka Dooroshooyinka oo Shaaca Ka Qaaday In Dhowaan Kaadh Qaadashada Laga Bilaabi Doono Gobolka Sool Iyado Dadweynaha Loogu Baaqayo Inay uu Diyaar Garooban

Read More »

Daawo;Dadwaynaha Reer Saylac Ayaa So Dhawayn Usameyay Maayirka Cusub Ee Golaha Deeganka Saylac Doorten Inuu Mayirka Noqdo Degmada Saylac

0 Sunday August 06, 2017 - 16:22:26
Saylac(AFKA);Dadwaynaha Reer Saylac Ayaa So Dhawayn Usameyay Maayirka Cusub Ee Golaha Deeganka Saylac Doorten Inuu Mayirka Noqdo Degmada Saylac

Read More »

Daawo;Wasiirka Hawlaha Guud Oo Gaadhi Ambalasa Ugu Deeqay Degmada Qoryaale Iyo Maamulka Degmada Qoryaal Oo U Mahad Naqay Wasiir Cali Mareexan

0 Visits: 486 | Sunday August 06, 2017 - 16:18:08
Burco(AFKA);Wasiirka Hawlaha Guud Oo Gaadhi Ambalasa Ugu Deeqay Degmada Qoryaale Iyo Maamulka Degmada Qoryaal Oo U Mahad Naqay Wasiir Cali Mareexan

Read More »

Talyaaniga oo markab siday muhaajiriin u diiday inuu ku xirto Lampedusa

0 Sunday August 06, 2017 - 16:10:41
Markab u kireysan hay'adda dhakhaatiirta aan xudduudda lahayn ee MSF oo siday dad muhaajiriin ah ayaa loo diiday in uu ku xirto dekadda jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga.

Read More »

Qaramada Midoobay oo cuno qabatayn cusub ku soo rogtay Kuuriyada Woqooyi

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in cuno qabatayno cusub la saaro Kuuriyada Woqooyi taas oo ay ku galabsatay barnaamijkeeda gantaalaha.

Read More »

Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Go,an Adag Kasoo Saartay Diyaaradaha Sida Sharci Darada Ah U Isticmaala Hawada Somaliland ,Kana Soo Daga Madaarka Diyaaradaha Cigaal

0 Sunday August 06, 2017 - 15:59:48
Hargeysa(AFKA):Xukuumada Somaliland Oo Go,an Adag Kasoo Saartay Diyaaradaha Sida Sharci Darada Ah U Isticmaala Hawada Somaliland ,Kana Soo Daga Madaarka Diyaaradaha Cigaal

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyada sanadka 2017

0 Sunday August 06, 2017 - 15:54:52
Muqdisho(AFKA);Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliyaayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka, iyaga oo kulankooda ku ansixiyay miisaaniyadda dowladda 2017-da qeybta sanadkan ka dhiman.

Read More »

Daawo: Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo Sheegay Inaano Ku Qancin DOORASHADI Golaha Wakiilada Lagu Doortay Gudoomiye Baashe.

0 Sunday August 06, 2017 - 15:47:10
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo Sheegay Inaano Ku Qancin DOORASHADI Golaha Wakiilada Lagu Doortay Gudoomiye Baashe

Read More »

Madaxweyne Erdogan Oo Ku Taliyey In Masaajidda Laga Dhigto Qayb Ka Mid Ah Noloshada Bulshada

0 Sunday August 06, 2017 - 15:44:24
Istanbul(AFKA);-Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogaan ayaa sheegay in jiilka cusub ee dalkiisa u soo baxaya uu yahay mid garanaya taariikhdiisa,

Read More »