Wararka

Norway Oo Ku Guulaystay Inay Soo Saarto Markabkii Ugu Horreeyay Adduunka Ee Iskii Isku Wada

0 Visits: 623 | Saturday August 05, 2017 - 11:32:41
Norway Oo Ku Guulaystay Inay Soo Saarto Markabkii Ugu Horreeyay Adduunka Ee Iskii Isku Wada

Read More »

Tallaabo Ciqaabeed Uu Facebook U Diyaariyey Saaxiibbada Rabshadda Badan

0 Visits: 810 | Saturday August 05, 2017 - 11:17:04
Tallaabo Ciqaabeed Uu Facebook U Diyaariyey Saaxiibbada Rabshadda Badan

Read More »

Ka Digtoonaw Isticmaalka Laambadaha Hoos U Dhiga Qiimaha Korontada Oo Halis Ku Ah Araga

0 Visits: 576 | Saturday August 05, 2017 - 11:13:37
Ka Digtoonaw Isticmaalka Laambadaha Hoos U Dhiga Qiimaha Korontada Oo Halis Ku Ah Araga

Read More »

Cisbitaalka Magalada Burco Oo Qarka U Saaran Inuu Xidhmo Iyo Bukaan Jiifka Oo Ka Dayriyay+Madaxdii Cafimaadka Oo Ka Mashquulay.

0 Friday August 04, 2017 - 18:59:11
Burco(AFKA);:Qaar Ka Mida Bukaan-Jiifka Ku Sugan Cisbitaalka Wayn Ee Magalada Burco Ayaa Ka Dayriyay Xaalada U Hada Ku Sugan Yahay Cisbitaalku Oo Hada Qarka U Saaran Inuu Xidhmo,

Read More »

Daawo:Ergayga Gaarka Ah Ee Wada Hadalka Somaliland Iyo Somaliya Oo Ka Hadashay Kiniisada Laga Diiday Magaalada Hargeisa

0 Friday August 04, 2017 - 18:14:26
Hargeysa(AFKA):Ergayga Gaarka Ah Ee Wada Hadalka Somaliland Iyo Somaliya Oo Ka Hadashay Kiniisada Laga Diiday Magaalada Hargeisa

Read More »

Daawo:Culumada Gobolka Togdheer Oo Xukumada Soomaliland Ku Bogaadiyay Go'Aankii Ay Ku Baabiisay Kiniisadii Hargaisa Dib Looga Furaayey.

0 Visits: 420 | Friday August 04, 2017 - 16:37:54
Culumada Gobolka Togdheer Oo Xukumada Soomaliland Ku Bogaadiyay Go'Aankii Ay Ku Baabiisay Kiniisadii Hargaisa Dib Looga Furaayey.

Read More »

"Culumada iyo Dadka Cilmiga u leh Diinta ha loola noqdo wixii Diin ah, Bulshaduna Diintooda ha difaacdaan" Dr. Xasan Sh.Cali Warsame

0 Visits: 964 | Friday August 04, 2017 - 16:04:32
Caalimka weyn ee Dr Xasan Sheekh cali warsame ayaa maanta khudbadiisi jimcaaha kaga hadlay arintii kaniisada hrgeysa laga furayey ee maalmihi u danbaysay hadalhaynteedu bulshada dhexdeeda ku faaftay,

Read More »

Daawo:Baarlamaanka Somaliland Oo Shaaciyey Musharaxiinta U Soo Gudbiyey Warqadaha CV-Ga Ee U Tartami Doono Kursiga Gudoomiyaha Wakiilada.

0 Visits: 700 | Friday August 04, 2017 - 15:40:54
Baarlamaanka Somaliland Oo Shaaciyey Musharaxiinta U Soo Gudbiyey Warqadaha CV-Ga Ee U Tartami Doono Kursiga Gudoomiyaha Wakiilada.

Read More »

Daawo: Masjidka Al Nuur Oo Caawimo Gaadhsiiyay Deegaamadda Xaaxi iyo Caraale Ee Oodweyne Oo Abaartii Jiilaalku Wali Ka Taagantahay

0 Visits: 537 | Friday August 04, 2017 - 15:38:59
Masjidka Al Nuur Oo Caawimo Gaadhsiiyay Deegaamadda Xaaxi iyo Caraale Ee Oodweyne Oo Abaartii Jiilaalku Wali Ka Taagantahay

Read More »

Itoobiya oo soo afjartay xaaladdii degdegga ahayd

0 Friday August 04, 2017 - 13:49:46
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa qaaday xaaladdii degdegga ahayd ee uu dalku ku jiray tan iyo bishii Oktoobar ee sannadkii hore.

Read More »

Daawo;Barnaamij Gaar Ah Oo Ka Waramaya Doorka Haweenku Kaga Jiraan Saxafada Oo Ay So Diyarisay Wariye Hafza Siciid Cabdilahi

0 Friday August 04, 2017 - 13:29:21
Boorama(AFKA);Barnaamij Gaar Ah Oo Ka Waramaya Doorka Haweenku Kaga Jiraan Saxafada Oo Ay So Diyarisay Wariye Hafza Siciid Cabdilahi

Read More »

Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Ka Hadlay Sababta Uu Cabdiraxmaan Cirro Uga Baaqday Doodii Murashaxiinta

0 Friday August 04, 2017 - 13:27:31
Hargeysa(AFKA):-siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada tashiga ee soo qaban qaabiyey doodii loogu tala galay inay dhex marto murashixiinta sadexda xisbi ayaa ka hadlay sababta uu uga baaqay murashaxii xisbiga Waddani.

Read More »

Gantaalkii K Woqooyi wuxuu 100km u jirsaday diyaarad meesha martay

0 Friday August 04, 2017 - 13:06:37
Diyaarad Faransiiska uu leeyahay oo siday 330 qof ayaa ku dhowaatay gantaalka qaaradaha isaga gudbo ee dhowaan ay tijaabisay Kuuriyada Woqooyi, sida ay saraakiil sheegeen.

Read More »

Madaxweynaha Maraykanka Oo Dhigiisa Mexico Si Cadho Leh Ugala Hadlay Lacagta Ku Baxaysa Dhismaha Gidaarka Xadka Labada Dal

0 Friday August 04, 2017 - 13:01:53
Qoraallo la helay ayaa muujinaya in madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump uu ku booriyey dhigiisa dalka Mexico in uu joojiyo hadallada uu fagaarayaasha ka yidhaa ee ah in aanu bixinayn kharashka lagu dhisayo gidaarka madaxweyne Trump doonayo inuu ka dhiso xadka labada dal.

Read More »

Rwanda: Doorashada madaxtooyada oo loo dareerayo

0 Friday August 04, 2017 - 12:40:55
Dadweynaha reer Rwanda ayaa saaka oo Jimce ah u dareeraya codbixinta doorashada madaxtooyada, iyada oo si weyn loo hadal hayo in uu ku guulaysan doono madaxweyne Paul Kagame.

Read More »

Daawo:Afhayeenka Khaatumo Ee Wadanka Isutaga Imaaradka Carabta Oo Arimo Mihima Oo Ku Saabsan Shirarka Buhoodle Iyo Doorka Khaatumo

0 Visits: 552 | Thursday August 03, 2017 - 21:10:03
Afhayeenka Khaatumo Ee Wadanka Isutaga Imaaradka Carabta Oo Arimo Mihima Oo Ku Saabsan Shirarka Buhoodle Iyo Doorka Khaatumo

Read More »

Daawo; Shiikhul Beledka Gobolka Saraar Oo Maanta Deeq U Qaybiyay Dad Danyar Ah Ku Nool Gobolka Saraar

0 Visits: 547 | Thursday August 03, 2017 - 21:01:27
Daawo; Shiikhul Beledka Gobolka Saraar Oo Maanta Deeq U Qaybiyay Dad Danyar Ah Ku Nool Gobolka Saraar

Read More »

Daawo;Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Ee Togdher Ayaa Ka Hadlay Qorshayaasha Xisbiga

0 Visits: 456 | Thursday August 03, 2017 - 19:58:10
Daawo;Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Ee Togdher Ayaa Ka Hadlay Qorshayaasha Xisbiga

Read More »

Daawo Ururka Garabka Haweenka Mahiigaan Ee Ka Dhisan Magaalada Burco Oo Maanta Doortay Hogaan Cusub

0 Visits: 434 | Thursday August 03, 2017 - 19:40:51
Daawo Ururka Garabka Haweenka Mahiigaan Ee Ka Dhisan Magaalada Burco Oo Maanta Doortay Hogaan Cusub

Read More »

Daawo;Xildhibaano Ka Tirsan Goolaha Degaanka Ceerigabo Oo Ka Hadlay Xaalada Degmada Ceel Afwayn Iyo Khilaafka Beeyada Iyo Xabkaha

0 Visits: 530 | Thursday August 03, 2017 - 19:06:20
Xildhibaano Ka Tirsan Goolaha Degaanka Ceerigabo Oo Ka Hadlay Xaalada Degmada Ceel Afwayn Iyo Khilaafka Beeyada Iyo Xabkaha

Read More »